Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Deni oo ka hadlay midnimada Puntland

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in aan gorgortan laga geli karin midnimada iyo wadajirka Puntland, islamarkaana xuduudaheeda yihiin kuwa… Sii akhri

Posted on January 12, 2026January 12, 2026 by Desk

Boosaaso: Ciidamo gadoodsan oo xirtay wadada xiriirisa Puntland

Posted on January 12, 2026January 12, 2026 by Desk

Ciidamo ka tirsan daraawiishta Puntland oo mushaar la’aan ka gadoodsan ayaa maanta xirtay laamiga dheer, gaar ahaan meel u dhow… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo martiqaad ka helay Shiinaha

Posted on January 12, 2026January 12, 2026 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu dhawaan booqasho ku tago dalka Shiinaha, kaddib markii… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo ka hadlay midnimada Soomaaliya

Posted on January 12, 2026January 12, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa madaxda Dowadda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay in ay sabab u yihiin aqoonsiga Israa’iil siisay… Sii akhri

Puntland oo ka digtay colaad dhexmarta reer Sool iyo Somaliland

Posted on January 11, 2026January 11, 2026 by Desk

Puntland ayaa ka digtay safar la sheegay in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu maalmaha soo socda ku tagayo magaalada… Sii akhri

UK Somaliland Diaspora Unmoved by Israel’s Recognition of Somaliland

Posted on January 11, 2026January 11, 2026

Cardiff (Comment) — I have read the comment on the muted response from the Somaliland diaspora in the United Kingdom to the recognition of… Sii akhri

Taliye Muumin oo ka haday maleeshiyada haysata xarunta degmada Gaalkacyo

Posted on January 11, 2026January 11, 2026 by Desk

Taliyaha Booliska Puntland Gen. Muumin Cabdi Shire ayaa sheegay in 22-ka bishan ay magaalada Gaalkacyo urari doonaan dhammaan ciidanka dhalinyarada… Sii akhri

Soomaaliya iyo Falastiin oo ka wada hadlay aqoonsiga Israa’iil siisay Somaliland

Posted on January 11, 2026January 11, 2026 by Desk

Magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sacuudiga waxaa xalay kulan ku yeeshay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali iyo wasiirka arrimaha… Sii akhri

Rishi Sunak: Biritayn waxay u baahan tahay awood adag oo ay danaheeda ku ilaashato

Posted on January 10, 2026January 10, 2026 by cph

London (Wararka PP) — Ra’iisal Wasariihii hore ee Biritayn Rishi Sunak ayaa soo jeediyay in Biritayn u baahan awood adag si ay… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay duqeyn loo gaystay safaaradda Qadar ee Kyiv

Posted on January 10, 2026January 10, 2026 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay duqeyn loo geystay safaaradda dalka Qatar ee ku taala caasimadda Ukraine ee Kyiv, taas oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close