Spain oo ku guuleysatay Koobka Adduunka
Xulka Spain ayaa markii labaad ku guuleystay tartanka Koobka Adduunka 2026, kaddib markii uu hal iyo eber kaga adkaatay xulka… Sii akhri
Puntland Post kala soco warka cayaaraha Soomaaliya iyo kuwa adduunka oo ku qoran afka Soomaaliga. Ka akhriso warka Horyaalka Yurub iyo kuwa Ingiriiska, Isbayn, Jarmalka iyo Talyaaniga.
Xulka Spain ayaa markii labaad ku guuleystay tartanka Koobka Adduunka 2026, kaddib markii uu hal iyo eber kaga adkaatay xulka… Sii akhri
Maanta oo axad ah indhaha mucaashaqiinta kubbada cagta ayaa ku sii jeeda garoonka MetLife, New Jersey ee dalka Mareykanka, halkaas… Sii akhri
Xulka Argentina oo difaacanaya tartanka Koobka Adduunka (ku guulaystay 2022) ayaa markale gaaray kama dambaysta, kaddib markii uu caawa guul… Sii akhri
Xulka dalka Spain ayaa xalay gaaray kama dambaysta tartanka Koobka Adduunka 2026, kaddib markii uu labo iyo waxba kaga adkaaday… Sii akhri
Xulka Argentina ayaa iska xaadiriyay wareegga afar dhammaadka ee Koobka Adduunka, kaddib markii uu saddex gool iyo hal kaga adkaatay… Sii akhri
Xulka qaranka Faransiiska ayaa gaaray afar dhammaadka Koobka Adduunka 2026, kaddib markii uu u awood sheegtay xulka Marooko oo ahaa… Sii akhri
Xulka qaranka Marooko ayaa noqday kooxdii ugu horreysay ee Afrikaan ah ee xaqiijisay in ay u gudubtay wareegga 16-ka ee… Sii akhri
Magaaalada Meksiko waxaa ka furmay Ciyaaraha Aduunka (Koobka Adduunka) ee 2026, kaas oo ay si wadajir ah u martigelinayaan dalalka Maraykanka,… Sii akhri
Garsooraha Soomaaliga ee kubadda cagta Cumar Cabduqaadir Cartan oo ka mid ahaa garsoorayaasha loo xushay Koobka Adduunka ee sanadkan ayaa… Sii akhri
Garsooraha Soomaaliga ee kubadda cagta Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa sheegay in uu sax ahaa kaarkii casaanka ahaa ee galabta la… Sii akhri