Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Sports

Puntland Post kala soco warka cayaaraha Soomaaliya iyo kuwa adduunka oo ku qoran afka Soomaaliga. Ka akhriso warka Horyaalka Yurub iyo kuwa Ingiriiska, Isbayn, Jarmalka iyo Talyaaniga.

Garoowe oo qaaday koobka magaalo madaxyada gobollada Puntland

Xulka kubadda cagta caasimadda Garoowe ayaa ku guulaystay tartankii magaalo madaxyada gobollada Puntland ee ka socday magaalada Boosaaso. Garoowe iyo… Sii akhri

Posted on May 25, 2026May 25, 2026 by Desk

Kulanka Garoowe iyo Qardho oo dib loo dhigay

Posted on May 24, 2026May 24, 2026 by Desk

Kulanka kama dambaysta tartanka magaalo madaxyada gobollada Puntland ee dhexmaraya Garoowe iyo Qardho oo qorshuhu ahaa in la ciyaaro maanta… Sii akhri

Garoowe iyo Qardho oo isugu soo haray tartanka magaalo madaxyada gobollada Puntland

Posted on May 22, 2026May 23, 2026 by Desk

Xulka Qardho ayaa galabta gaaray kama dambaysta tartanka magaalo madaxyada gobollada Puntland, kaddib markii ay gool-ku-laadyo 6-5 ah uga adkaadeen… Sii akhri

Puntland oo soo saartay digniin la xiriirta tartanka ciyaaraha ee ka socda Boosaaso

Posted on May 13, 2026May 13, 2026 by Desk

Xiriirka Kubadda Puntland ayaa digniin u diray maamulka, macalimiinta, ciyaartooyda iyo mas’uuliyiinta ka qaybgalaya tartanka caasimadaha gobollada ee ka socda… Sii akhri

Arsenal oo gaartay kama dambaysta tartanka kooxaha Yurub

Posted on May 6, 2026May 6, 2026 by Desk

Kooxda Arsenal ayaa taariikhda markii labaad gaartay kama dambaysta (final) tartanka kooxaha Yurub ee UEFA Champions League, kadib markii ay… Sii akhri

Tartanka caasimadaha gobollada Puntland: Martigeliyaasha oo la garaacay

Posted on May 4, 2026May 5, 2026 by Desk

Garoonka Shuhadada ee magaalada Boosaaso waxaa galabta ka furmay tartanka caasimadaha gobollada Puntland, waxaana lagu daahfuray xulalka degmooyinka Boosaaso iyo… Sii akhri

Xulka kubadda cagta Soomaaliya oo guul taariikhi ah gaaray

Posted on April 1, 2026April 1, 2026 by Desk

Xulka kubadda cagta qaranka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay u soo baxay wareegga heerka guruubyada tartanka Qaramada Afrika 2027 (AFCON… Sii akhri

Senegal oo ku guuleysatay koobka Afrika

Posted on January 19, 2026January 19, 2026 by Desk

Xulka qaranka Senegal ayaa xalay markii labaad taariikhda ku guuleystay Koobka Qaramada Afrika (AFCON 2025), kaddib markii ay 1-0 uga… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay garsoore Cumar Cartan

Posted on November 23, 2025November 23, 2025 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku qaabilay madaxtooyada qaranka garsoore Cumar Cabduqaadir Cartan oo ku guuleystay abaalmarinta… Sii akhri

Cumar Cartan: Wiilka Soomaaliga ah ee ku guuleystay abaalmarinta garsooraha Afrika 2025

Posted on November 20, 2025November 20, 2025 by Desk

Garsooraha Soomaaliga ah ee kubadda cagta Cumar Cabdiqaadir Cartan ayaa ku guuleystay abaalmarinta garsooraha sanadka 2025 ugu wanaagsan qaaradda Afrika,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close