Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

PDRC Waxay U Ekaatay Madasha Fadhi-Ku-Dirirka Soomaalida

Garoowe (Faallo PP) — Cabdi Aadan Xooshow, oo ka mid ah ka qeybgalayaasha kulan ay Xarunta Cilmibaarista Horumarinta ee Puntland… Sii akhri

Posted on September 22, 2026September 22, 2026 by cph

Xasan Sheekh oo ka qaybgalay shirka Qaramada Midoobay ee New York

Posted on September 22, 2026September 22, 2026 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay shirka Qaramada Midoobay oo maanta ka… Sii akhri

Xoogsatada dekedda Boosaaso oo cabasho ka muujiyay DP World

Posted on September 22, 2026September 22, 2026 by Desk

Xamaaliga iyo gaadiidleyda daabulka qaata ayaa maanta sameeyay banaanbax ay kaga cabanayaan shirkadda DP World ee maamusha dekedda magaalada Boosaaso.… Sii akhri

Cawil Sheekh Xaamid oo dhaliilay dooda shirka Garowe

Posted on September 22, 2026September 22, 2026 by Desk

Wasiirkii hore ee Caddaaladda Puntland Cawil Sheekh Xaamid ayaa dhaliilay dooda shirka ka socdo magaalada Garoowe ee looga hadlayo dowlad-dhiska Soomaaliya.… Sii akhri

Puntland oo siidaysay ciidankii ay ku qabatay Gaalkacyo

Posted on September 21, 2026September 21, 2026 by Desk

Puntland ayaa galabta sii daysay ciidankii iyo gaadiidkii ay ku qabtay magaalada Gaalkacyo, iyada oo ku wareejisay maamulka deriska la… Sii akhri

Gaalkacyo: Puntland oo ka hadashay gaadiid iyo ciidan ay qabatay

Posted on September 21, 2026September 21, 2026 by Desk

Taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug Maxamuud Muuse Bile (Fardafuul) ayaa ka hadlay ciidan iyo gaadiid ay qabatay Puntland, kuwaas oo… Sii akhri

Puntland oo qabatay ciidan ay dowladda Federaalka ka qoratay Galmudug

Posted on September 21, 2026September 21, 2026 by Desk

Puntland ayaa saaka waqooyiga magaalada Gaalkacyo ku qabatay labo gaari oo siday ciidan ay dowladda Federaalka ka qoratay koonfurta gobolka… Sii akhri

Maxay ka wada hadleen madaxweyne Xasan Sheekh iyo saraakiisha ciidanka cirka Pakistan?

Posted on September 21, 2026September 21, 2026 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay saraakiil ka socday ciidanka cirka dowladda Pakistan, kuwaas… Sii akhri

Who Benefits? Transparency and Somalia’s $160m Infrastructure Grant

Posted on September 20, 2026September 20, 2026 by cph

Mogadishu (PP Editorial) — Somalia is a country recovering from decades of conflict. If we take the end of the… Sii akhri

Puntland oo bilowday howlgal ka dhan ah Burcad-badeedda

Posted on September 20, 2026September 20, 2026 by Desk

Puntland ayaa badda iyo magalooyinka xeebaha ku teedsan ka bilowday howlgal ka dhan ah kooxaha Burcad-badeedda, sida lagu sheegay warbixin… Sii akhri

Posts navigation

Older posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close