Garoowe: Hotel iyo Bakhaar weyn oo iib ah

Waa Hotel labo dabaq ah, hoosna ku leh Bakhaar weyn oo labo irdoodle ah iyo labo waddo. Wuxuu ku yeellaa bartamaha magaalada Garoowe.

Geesaha waxaa ka xiga bakhaarada shirkadaha dhismaha ee AL-NASAR, OPEC, Al-FADli, RED SEA iyo kuwa kale, wuxuuna booska labaad u yahay laamiga halbowlaha ah iyo laamiga Al-Nasar.

Kala xiriir: Gudaha ±252907794330 Dibedda +1 (612) 772-7179.