PUNTLAND POSTPuntland Post

Category: Warka

Warka

Waa sidee xaaladda magaalada Qardho?

Xaaladda magaalada Qardho ayaa maanta deggan, waxaana dib u soo laabanaya dhaqdhaqaaqii caadiga ahaa ee bulshada, kaddib shaqaaqadii shalay halkaas ka dhacday.…

Warka

Qardho: Ganacsade aano loo dilay

Maxamed Axmed Shire Faarax oo ka mid ahaa ganacsatada magaalada Qardho ayaa maanta lagu dilay xarun ganacsi oo uu ku lahaa magaaladaas.…