Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland oo digniin adag u dirtay Galmudug

Puntland ayaa si adag uga digtay in saanad iyo ciidan lagu dhibaataynayo deegaannadeeda ay soo maraan garoomada iyo dhulka uu… Sii akhri

Posted on July 26, 2026July 26, 2026 by Desk

Waqooyi Bari oo xasaanadda ka qaadaysa xildhibaano goostay

Posted on July 26, 2026July 26, 2026 by Desk

Maamulka Waqooyi Bari ayaa berri oo axad ah qorshaynaya in uu xasaanadda ka qaado shan xildhibaan oo ka goostay Laascaanood.… Sii akhri

Puntland: Dagaal beeleed ka dhacay Sanaag

Posted on July 25, 2026July 25, 2026 by Desk

Dagaal beeleed ayaa maanta markale ka dhacay deegaanka Laashimo oo hoostaga degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag. Dagaalkan oo daba socda… Sii akhri

Ganacsatada Boosaaso oo cabasho muujisay

Posted on July 25, 2026July 25, 2026 by Desk

Qaar ka mid ganacsatada magaalada Boosaaso ayaa sheegay in uu weli taagan yahay khilaaf u dhexeeya iyaga iyo dowladda, kaas… Sii akhri

40 sano kadib oo saraakiil Soomaaliyeed ka qalinjabisay Ruushka

Posted on July 25, 2026July 25, 2026 by Desk

Dowaladda Soomaaliya ayaa sheegtay in afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska ay shalay ka mid noqdeen saraakiil ka qalinjabisay… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo safar u baxay

Posted on July 24, 2026July 24, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabullaahi Deni ayaa maanta galinkii dambe safar aan la shaacin ugu baxay dalka dibadiisa, gaar ahaan dalalka… Sii akhri

Markab qafaalan oo ku soo xirtay xeebaha Eyl

Posted on July 24, 2026July 24, 2026 by Desk

Xeebaha degmada Eyl ee gobolka Nugaal waxaa ku soo xirtay markabka Asana, kaas oo jamcihii hore ay koox burcad-badeed ah… Sii akhri

Puntland: Dowladda Federaalka waxay hub soo gelisay Gaalkacyo

Posted on July 23, 2026July 23, 2026 by Desk

Puntland ayaa sheegtay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay hub soo gelisay magaalada Gaalkacyo, kaas oo ay tilmaantay in lagu khalkhal… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay wax-ka- bedelka xeerka urrurada iyo xisbiyada siyaasadda

Posted on July 23, 2026July 23, 2026 by Desk

Baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo khamiis ahayd cod gacan taag ah ku ansixiyay wax-ka- bedelka xeerka urrurada iyo xisbiyada siyaasadda… Sii akhri

Xubno ka mid noqonaya Golaha Sare ee Garsoorka Soomaaliya oo la magacaabay

Posted on July 23, 2026July 23, 2026 by Desk

Golaha Wasiirrada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo khamiisa ansixiyay afar xubnood oo ka mid noqonaya Golaha Sare ee Garsoorka,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close