Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Gen. Jimcaale oo ka hadlay xiisadda Gaalkacyo

Ciidanka uu hoggaamiyo Gen. Jimcaale Jaamac Takar ee Danab ayaa ka digay weerar ay Puntland ku qaado ciidanka PSF. War-saxaafadeed… Sii akhri

Posted on July 29, 2026July 29, 2026 by Desk

Puntland iyo Galmudug oo ka wada hadlay amniga Gaalkacyo

Posted on July 28, 2026July 28, 2026 by Desk

Guddiga Amniga Gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay Madaxtooyada Puntland ee Gobolka Mudug,… Sii akhri

Soomaaliya Kenya oo ka wada hadlay arrimaha socdaalka

Posted on July 28, 2026July 28, 2026 by Desk

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta ka wada hadlay arrimaha socdaalka labada dal oo muddooyinkii dambe uu ka jiray isfahanwaa… Sii akhri

Former Somali Prime Minister Warns Puntland Government Against Military Escalation

Posted on July 28, 2026July 28, 2026 by cph

Garowe (PP News Desk) — Omar Abdirashid Ali Sharmarke, who served twice as Prime Minister of Somalia, has warned against… Sii akhri

Puntland oo qabatay agab ciidan oo ka soo galay dhanka Galmudug

Posted on July 28, 2026July 28, 2026 by Desk

Booliska gobolka Mudug ee Puntland ayaa xalay magaalada Gaalkacyo ku qabtay baabuur Noah ah oo waday 250 tuute ah, kaas… Sii akhri

Mucaaradka oo dalbaday in dalka lagu celiyo hannaankii kumeelgaarka 2012

Posted on July 27, 2026July 30, 2026 by Desk

Golaha Mustaqbalka ee ku mideysan yihiin Puntland, Jubaland iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee Muqdisho ayaa ka dalbaday Beesha Caalamka in Soomaaliya… Sii akhri

Somaliland oo beenisay in ay sii daysay maxaabiis Waqooyi Bari

Posted on July 27, 2026July 27, 2026 by Desk

Maamulka Somaliland ayaa beeniyay warar saacadii la soo dhaafay la isla dhexmarayay oo sheegayay in Hargeysa laga sii daayay qaar… Sii akhri

Ciidamada PSF oo baneeyay xaruntoodii Gaalkacyo

Posted on July 27, 2026July 27, 2026 by Desk

Ciidamada PSF ayaa baneeyay xaruntoodii magaalada Gaalkacyo ee Puntland, iyaga oo u guuray xaafadda Baraxley ee dhanka maamulka Galmudug. Ciidamada… Sii akhri

Baarlamaanka Waqooyi Bari oo soo saaray qaraar la xiriira maxaabiista Somaliland

Posted on July 26, 2026July 26, 2026 by Desk

Baarlamaanka maamulka Waqooyi Bari ayaa meelmariyay maxkamadeynta maxaabiista Somaliland ee ku xiran magaalada Laascaanood, sida lagu sheegay warqad uu caawa… Sii akhri

Puntland: Ma jiro ciidan la yiraahdo PSF

Posted on July 26, 2026July 26, 2026 by Desk

War-saxaafadeed xalay ka soo baxay madaxtooyada ayaa lagu sheegay in aysan jirin ciidan la yiraahdo PSF oo si sharci ah… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close