Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Cali Xoosh oo ka jawaabay warar lagu faafiyay baraha bulshada

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa beeniyay warar lagu faafiyay baraha bulshada, kuwaas oo lagu sheegay in… Sii akhri

Posted on July 23, 2026July 23, 2026 by Desk

Soomaaliya iyo Koonfurta Kuuriya oo ka wada hadlay la-dagaallanka burcad-badeedda

Posted on July 22, 2026July 22, 2026 by Desk

Wasiirka amniga gudaha Soomaaliya Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay safiirka Koonfurta Kuuriya ee… Sii akhri

Ilaalada Liibaan Shuluq oo dad shacab ah ku dilay Caabudwaaq

Posted on July 22, 2026July 22, 2026 by Desk

Xiisad ayaa ka taagan degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud, kaddib markii ay shalay ilaalada musharaxa Galmudug Liibaan Axmed Xasan… Sii akhri

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo la kulmay Cabdisalaam Hadliye

Posted on July 22, 2026July 22, 2026 by Desk

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid, ayaa maanta qaabilay wafdi uu hoggaaminayay wasiirkii hore ee arrimaha dibadda dowladda federaalka Soomaaliya… Sii akhri

Puntland oo ku wareejisay DDS nin ku eedeysan dil

Posted on July 21, 2026July 21, 2026 by Desk

Ciidanka Booliska Puntland ayaa maanta ku wareejiyay laamaha amniga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS), Xiddig Siciid Sheekh Xirsi, kaas oo… Sii akhri

Puntland oo qabatay ciidamadii PSF ee ka baxsaday Laag

Posted on July 21, 2026July 21, 2026 by Desk

Ciidamada Puntland ayaa maanta qabtay dhammaan ciidamadii PSF ee xalay ka baxsaday deegaanka Laag ee degmada Boosaaso, sida ay saraakiil… Sii akhri

Puntland oo ka hadashay dagaalkii Laag

Posted on July 21, 2026July 21, 2026 by Desk

Puntland ayaa markii ugu horreysay war ka soo saartay dagaalkii ay shalay ciidamo ka tirsan PSF kula gashay deegaanka Laag… Sii akhri

Puntland oo soo afjartay dagaalkii Laag

Posted on July 21, 2026July 21, 2026 by Desk

Ciidamada Puntland ayaa saaka la wareegay ilaa 8 gaari oo ay la haayeen ciidamada PSF, kuwaas oo shalay ka dagaalamay… Sii akhri

Puntland: Wararkii u dambeeyay ee xiisadda Laag

Posted on July 20, 2026July 20, 2026 by Desk

Weli waxaa deegaanka Laag ee degmada Boosaaso isku horfadhiya ciidamo ka tirsan daraawiishta Puntland iyo kuwa ka tirsan PSF, kuwaas… Sii akhri

Xiisad ka taagan deegaanka Laag ee degmada Boosaaso

Posted on July 20, 2026July 20, 2026 by Desk

Wararka ka imanaya deegaanka Laag ee degmada Boosaaso ayaa sheegaya in goordhaweyd ay halkaas isku rasaaseeyeen ciidamo ka tirsan daraawiishta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close