Dowladda Biritayn oo digniin ka soo saartay Togdheer, Sanaag iyo Sool
Dowladda Biritayn ayaa cusboonaysiisay digniinta safarka ee ay ka bixiso Soomaaliya, iyada oo muwaadiniinteeda uga digtay in ay ku safraan qaybo ka…
Open this website in Safari first.
Dowladda Biritayn ayaa cusboonaysiisay digniinta safarka ee ay ka bixiso Soomaaliya, iyada oo muwaadiniinteeda uga digtay in ay ku safraan qaybo ka…
Puntland ayaa beenisay digniintii Hay’adda Musiibooyinka Soomaaliya (SoDMA) ee lagu sheegay in duufaano iyo roobab culus ay ku soo wajahan yihiin gobollo…
Maanta waxaa xarunta Xalane ee Muqdisho shir ku yeeshay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Saalax Jaamac, madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi…
Xiriirka Kubadda Puntland ayaa digniin u diray maamulka, macalimiinta, ciyaartooyda iyo mas’uuliyiinta ka qaybgalaya tartanka caasimadaha gobollada ee ka socda magaalada Boosaaso.…
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya (SoDMA) ayaa digniin degdeg ah u dirtay bulshada ku nool gobollada Bari iyo Nugaal, gaar ahaan degmooyinka Xaafuun,…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta gaaray magalada Muqdisho, halkaas oo u tagay ka qaybgalka wadahadal u dhexeeya dowlada Federaalka iyo…
Puntland ayaa siidaysay lix nin oo u dhashay dalka Marooko oo lagu qabtay buuraha Calmiskaad, kuwaas oo sanadkii 2024 ay dil toogasho…
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa soo dhaweeyay in doorasho qof iyo cod ah ka bilaabato deegaanada Galmudug, xilli khilaaf cusub…
Magaalada Boosaaso waxaa habeenimadii xalay lagu dilay gabar lagu magacaabi jiray Saabiriin Liibaan, taas oo ka mid ahayd dhalinyarada magaalada. Dilka gabadha…
Golaha deegaanka degmada Hargeysa ayaa saaka xilkii ka qaaday maayirkii caasimadda Hargeysa Cabdikariin Axmed Mooge iyo ku xigeenkiisii Khadar Axmed Cumar. 9…