Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay wasiir ka tirsan dowladda Jarmalka

Wasiiru dowlaha iskaashiga dhaqaalaha & horumarinta ee dowladda Jarmalka Niels Annen oo Muqdisho soo gaaray iyo safiirka  dalka Jarmalka Sebastian… Sii akhri

Posted on February 9, 2026February 9, 2026 by Desk

Axmed Madoobe oo saxiixay labo siyaasadood

Posted on February 9, 2026February 9, 2026 by Desk

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta saxiixay siyaasadda dalxiiska Jubaland, taas oo ay soo diyaarisay wasaaradda warfaafinta,… Sii akhri

Waa sidee jawiga kulanka maanta ee baarlamaanka federaalka?

Posted on February 9, 2026February 9, 2026 by Desk

Kulan ay maanta oo isniin ah yeesheen xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo looga doodayo wax ka beddelka… Sii akhri

Puntland: Muxuu yahay mashruuca diiwaangelinta ee lagu soo xiray Garowe?

Posted on February 9, 2026February 9, 2026 by Desk

Safiirka dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya Amb. Pier Mario Dacco Coppi ayaa xalay soo xiray mashruuc la sheegay in lagu  diiwaangeliyay… Sii akhri

Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis milatari

Posted on February 9, 2026February 9, 2026 by Desk

Wasiirka gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo ku sugan magaalada Riyaad ayaa heshiis iskaashi ciidan la saxiixday dhiggiisa… Sii akhri

Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya oo Garowe yimid

Posted on February 8, 2026February 8, 2026 by Desk

Safiirka dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya Amb. Pier Mario Dacco Coppi iyo madaxa hay’adda iskaashiga Talyaaniga (AICS) ee Soomaaliya, Dr. Valeria… Sii akhri

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay aqoonsiga Israa’iil siisay Somaliland

Posted on February 8, 2026February 8, 2026 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Qaahira ee dalka Masar waxa uu wada-hadallo kula qaatay dhiggiisa… Sii akhri

Munaasabad kulminaysa Siciid Deni iyo mucaaradkiisa oo ka dhacaysa Galdogob

Posted on February 8, 2026February 8, 2026 by Desk

Degamada Galdogob ee gobolka Mudug waxaa maanta oo axad ah ka dhacaysa munaasabad weyn oo lagu caleemo-saarayo ugaaska guud ee… Sii akhri

Cumar Cabdirashiid oo ka hadlay wax ka baddelka dastuurka

Posted on February 8, 2026February 8, 2026 by Desk

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa soo dhaweeyay wax ka baddelka dastuurka oo ay diidan yihiin… Sii akhri

Xasan Sheekh iyo Cabdifataax Al-Sisi oo kulan ku qaadanaya Qaahira

Posted on February 8, 2026February 8, 2026 by Desk

Madaxweynaha dowadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah uga bilaabatay magaalada Qaahira, taas oo la sheegay in… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close