Dagaal ka socda magaalada Muqdisho
Dagaal ayaa goordhaweyd ka qarxay Isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho, kaas oo u dhexeeya ciidamada taageersan mucaaradka iyo kuwa dowladda federaalka Soomaaliya.…
Open this website in Safari first.
Dagaal ayaa goordhaweyd ka qarxay Isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho, kaas oo u dhexeeya ciidamada taageersan mucaaradka iyo kuwa dowladda federaalka Soomaaliya.…
Magaalada Muqdisho ayaa gashay jawi siyaasadeed oo aad u kacsan, iyada oo si weyn looga dareemayo dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo abaabul siyaasadeed oo…
Ciidamada Booliska degmada Ufeyn ee gobolka Bari ayaa shalay qabtay nin ajnabi ah oo u dhashay dalka Yemen, kaas oo ka tirsanaa…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddiga Sare ee Maamulka Sanduuqa Qaran ee Maareynta Khataraha Musiibooyinka. Guddiga oo…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo geed fadhi u ah mucaaradka Muqdisho ayaa xalay saqdii dhexe u guuray guri ku…
Hordhac Manhajku waa laf-dhabarta waxbarashada oo horseed u ah horumarka bulshada, dhaqaalaha, tiknoolajiyada, cadaaladda, iyo in ay bulshadu ku naalooto in ay…
Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Puntland, Maxamed Baarri Shire, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Sarreeye Guuto Muumin Cabdi Shire, ayaa…
Ilaa saddex arday ayaa ku dhaawacmay isku dhac dhexmaray ciidamada booliska ee sugayay amniga imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland iyo qaar ka…
Saddex gaari ayaa xalay biyo kula tageen togga Durdur ee mara deegaanka Ceeldaahir degmada Carmo ee gobolka Bari, kaas oo daadad ku…
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa maanta daahfuray munaasabadda todobaadka dhaqanka Puntland, taasoo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hidaha iyo…