Madaxweyne Deni oo la kulmay saraakiil sarsare oo ka tirsan ciidamada Itoobiya
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta la kulmay qunsulka dowladda Itoobiya ee Puntland, Major General Tagesse Lambamo Dimbore iyo saraakiil… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta la kulmay qunsulka dowladda Itoobiya ee Puntland, Major General Tagesse Lambamo Dimbore iyo saraakiil… Sii akhri
Puntland ayaa ka gaabsatay doorashadii shalay ka dhacday magaaalada Baydhabo ee Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen markale loogu doortay madaxweynaha maamulka… Sii akhri
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa sheegay in uusan jirin mooshin soo gaaray oo… Sii akhri
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) ayaa ka digay in xiisadda dowladda Federaalka iyo maamulka Koonfur Galbeed ay horseedo xasillooni… Sii akhri
Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa markale loo doortay madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, isaga oo heley 66 cod. Xildhibaanada cusub… Sii akhri
Guddiga doorashada maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta baddelay jadwalkii doorashada guddoonka baarlamaanka iyo madaxweynaha. Xildhibaannada cusub oo qorshuhu ahaa in… Sii akhri
Madaxwene Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay khilaafka doorashada ee dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda dowlad goboleedyada Koonfur Galbeed… Sii akhri
Guddigii doorashada ee dhawaan magacaabay madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa caawa shaaciyay liiska xildhibaanada cusub ee maamulkaas. Xildhibaanada cusub… Sii akhri
Xiisad colaadeed ayaa la dareemayaa inta u dhaxaysa magaalooyinka Baydhabo iyo Buurhakaba oo qiyaastii 60 km isu jira, taas oo… Sii akhri
Magaalada Garoowe waxaa caawa ka dhacay shir ay yeesheen qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Puntland, kuwaas oo mucaarad ku… Sii akhri