Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Muxuu yahay ujeedka safarka Xasan Sheekh uu ku gaaray dalka Serbia?

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade ee… Sii akhri

Posted on August 31, 2026August 31, 2026 by Desk

Maxay ka wada hadleen madaxweyne Deni iyo saraakiisha Maraykanka?

Posted on August 31, 2026August 31, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada Boosaaso ku qaabilay saraakiil sare oo ka socday Taliska Ciidamada Maraykanka ee… Sii akhri

Somaliland: Cirro oo ka jawaabay cabashadii bukaanada kelyaha

Posted on August 31, 2026August 31, 2026 by Desk

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa saaka booqasho ku tegay qaybta sifaynta kelyaha ee isbitaalka guud ee Hargeysa, halkaas… Sii akhri

Madaxii sirdoonka urur Al-shabaab oo la dilay

Posted on August 31, 2026August 31, 2026 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in duqeyn lagu dilay Cabdullaahi Xaashi Labajir (Ikhlaas), kaas ahaa madaxii guud ee sirdoonka Al-shabaab.… Sii akhri

Turkiye, Somalia forces free cargo vessel hijacked by pirates

Posted on August 30, 2026August 30, 2026

Somali authorities say 14 pirates were killed in the 10-day operation to free a Cameroon-flagged cargo vessel. Turkish and Somali… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in ay Turkiga kula xisaabtamayso dadkii lagu laayay xeebaheeda

Posted on August 30, 2026August 30, 2026 by Desk

Puntland ayaa sheegtay in ay Turkiga kula xisaabtamayso duqaymihii dadka lagu dilay ee ka dhacay xeebaha gobolka Nugaal ee Garmaal… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay dhiggiisa Qatar

Posted on August 30, 2026August 30, 2026 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Qatar Sheekh Maxamed Bin Cabdiraxmaan… Sii akhri

Xi’s visit opens new chapter in Egypt-China strategic partnership: Experts

Posted on August 30, 2026August 30, 2026

Chinese President Xi Jinping’s visit to Egypt comes as relations between Cairo and Beijing enter a new phase, according to… Sii akhri

Puntland oo war ka soo saartay siidaynta markabka Lutuf

Posted on August 29, 2026August 29, 2026 by Desk

Puntland ayaa cambaaraysay lacagta madaxfurashada ah ee la siiyay kooxdii Burcad-badeedda ee haysatay markabka MV Lutuf oo u rarnaa dowladda… Sii akhri

Dowladda Federaalka oo sheegtay in ay Burcad-badeed ahaayeen raggii lagu laayay xeebaha Puntland

Posted on August 29, 2026August 29, 2026 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidanka badda Turkiga oo iskaashi la sameeyay ciidanka xoogga dalka ay soo furteen markabka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close