Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Federaalka oo sheegtay in ay Burcad-badeed ahaayeen raggii lagu laayay xeebaha Puntland

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidanka badda Turkiga oo iskaashi la sameeyay ciidanka xoogga dalka ay soo furteen markabka… Sii akhri

Posted on August 29, 2026August 29, 2026 by Desk

Burcad-badeedda oo lacag madax-furasho ah ka qaatay markabkii u rarnaa Turkiga

Posted on August 29, 2026August 30, 2026 by Desk

Kooxdii Burcad-badeedda ee haysatay markabka Lutuf ee Turkiga u rarnaa ayaa maanta siidaayay, iyaga oo ka degay xeebta deegaanka Jiifle… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo ka degay Boosaaso

Posted on August 29, 2026August 29, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo todobaadkii la soo dhaafay ku sugnaa gobolka Mudug ayaa maanta safar dhanka cirka ah… Sii akhri

Shil dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Cowsane

Posted on August 29, 2026August 29, 2026 by Desk

Labo qof ayaa ku dhintay, hal qofna waa ku dhaawacmay shil gaari oo maanta ka dhacay wadada cusub ee xiriirisa… Sii akhri

Digniin loo diray dadka ku nool xeebaha Puntland

Posted on August 29, 2026August 29, 2026 by Desk

Puntland ayaa digniin u dirtay dadka ku nool xeebaha Gacanka Cadmeed iyo Badweynta Hindiya, taas oo la xiriirta saameyn uu yeelan… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay mas’uuliyiintii ku wehelinayay safarkii Mudug

Posted on August 28, 2026August 28, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo weli ku sugan deegaanka Garacad ayaa kulan is-xogwareysi iyo talo ururin ah la qaatay… Sii akhri

Deni: Burcad-badeedda waxaa ka dambeeya dalal shisheeye oo doonaya khayraadka Puntland

Posted on August 28, 2026August 28, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in Burcad-badeedda ay ka dambeeyaan dalal shisheeye oo doonaya in ay gurtaan khayraadka… Sii akhri

Dhulgariir ka dhacay xeebaha Caluula ee Puntland

Posted on August 28, 2026August 28, 2026 by Desk

Dhulgariir cabbirkiisa lagu qiyaasay 6.0 Magnitude ayaa xalay saqdhexe ka dhacay biyaha Soomaaliya, gaar ahaan xeebaha degmada Caluula ee bariga… Sii akhri

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay heshiisyo lala galay Muritaaniya

Posted on August 27, 2026August 27, 2026 by Desk

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay shirkoodii todobaad laha ahaa ayaa ansixiyay labo heshiis oo dowladda la gashay… Sii akhri

Puntland oo ku eedeysay Turkiga duqeymihii ka dhacay xeebaheeda

Posted on August 27, 2026August 27, 2026 by Desk

Wasiir ku xigeenka amniga Puntland Cabdiraxmaan Yuusuf Dujaana ayaa ku eedeeyay dowladda Turkiga duqeymihii ka dhacay xeebaha gobolka Nugaal ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close