Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

7 qof oo biyo la’aan ugu dhintay Puntland

Ilaa todobada qof oo carruur u badan ayaa biyo la’aan ugu dhintay deegaanno ka tirsan degmada Jariiban ee gobolka Mudug.… Sii akhri

Posted on January 28, 2026January 28, 2026 by Desk

Wax-ka-beddelka Dastuurka DFS: Khalad Siyaasadeed oo Halis Gelinaya Qaranka

Posted on January 28, 2026January 29, 2026

Xilli uu gabaabsi yahay muddo xileedka Madaxweynaha iyo Baarlamaanka, isla markaana kal doorashadii soo dhowdahay, isku-day kasta oo haldhinac ah… Sii akhri

Kulankii baarlamaanka Soomaaliya oo ku soo dhammaaday buuq iyo sawaxan

Posted on January 28, 2026January 28, 2026 by Desk

Kulan la damacsanaa in lagu soo bandhigo wax ka baddel dastuur oo ay xildhibaanada labada aqal maanta yeesheen ayaa ku… Sii akhri

Shirka Wasiirada Maaliyadda Geeska Afrika oo ka furmay Muqdisho

Posted on January 28, 2026January 28, 2026 by Desk

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shirka 27aad ee wasiirada maaliyadda Geeska Afrika, kaas oo ay sanadkan martigelisay Soomaaliya, waxaana… Sii akhri

Ilhaan Cumar oo la weeraray

Posted on January 28, 2026January 28, 2026 by Desk

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan aqalka Koongareeska Maraykanka kana soo gasha gobolka Minnesota ayaa xalay lagu weeraray kulan ay… Sii akhri

PUNSAA oo beenisay war ka soo baxay Dowladda Federaalka

Posted on January 28, 2026January 28, 2026 by Desk

Dalladda Ururada Bulshada Rayidka ah ee Puntland (PUNSAA) ayaa beenisay war-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee… Sii akhri

Guddiyo ka horyimid wax ka baddelka dastuurka

Posted on January 27, 2026January 27, 2026 by Desk

Xubnaha guddiga dastuurka ku matala Jubaland, Somaliland, Hirshabeelle, Galmudug iyo Koonfur Galbeed ayaa ka horyimid qorshaha Villa Somalia iyo cutubyada… Sii akhri

Taliye Muumin oo magacaabis sameeyay

Posted on January 27, 2026January 28, 2026 by Desk

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen. Muumin Cabdi Shire ayaa maanta magacaabay taliyaha laanta nabadgelyada waddooyinka ee gobolka Bari. X/Le Maxamed… Sii akhri

Wasiir Turki ah oo soo gaaray Muqdisho

Posted on January 27, 2026January 27, 2026 by Desk

Wasiir ku-xigeenka gaadiidka iyo kaabayaasha ee Turkiga Durmus Unuvar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maana soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo qaadatay mas’uulliyadda raashinkii WFP

Posted on January 27, 2026January 27, 2026 by Desk

Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa qaadatay mas’uulliyadda raashinkii dhawaan lagala baxay bakhaarka keydka hay’adda WFP ee gudaha dekedda Muqdisho. Wasaaradda arrimaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close