Puntland oo baddeshay “taatikada” dagaalka Calmiskaad
Afhayeenka howlgalka Hillaac Gen. Maxamuud Maxamed Axmed (Faadhigo) ayaa sheegay in la baddelay taatikada dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish… Sii akhri
Afhayeenka howlgalka Hillaac Gen. Maxamuud Maxamed Axmed (Faadhigo) ayaa sheegay in la baddelay taatikada dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish… Sii akhri
Dowladda dalka Uganda ayaa shaacisay in ay si degdeg ah ciidamadeeda ugala baxayso dalka Soomaaliya oo ay nabad ilaalin u… Sii akhri
Ciidanka ilaalada cashuuraha gobolka Raascasayr ayaa howlgal ay ka fuliyeen xeebaha degmada Caluula iyo deegaanno ku dhow, ku soo qabtay… Sii akhri
Iyadoo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ay maalin ka hor ugu baaqeen madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in uu gebi ahaanba joojiyo wax… Sii akhri
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa soo gaaray siyaasiyiin uu hoggaaminayo Maxamuud Mashruuc, uuna ku jiro Faarax Cali Shire,… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa maanta kulan la qaatay taliyeyaasha ciidamada… Sii akhri
Ciidamada Puntland ee ka dagaalamaya buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari ayaa maanta qabtay labo xubnood oo ajaaniib ah oo tirsan… Sii akhri
Dowladda Puntland ee hoggaamiye madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qorsheynaysa in ay ciidamo gayso gobolka Sool, gaar ahaan deegaano ka… Sii akhri
La-taliyaha arrimaha amniga ee madaxweynaha, Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa shaaciyay tirada ciidamada ay mushaarka siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya ee… Sii akhri
Maamulka Waqooyi Bari ayaa sheegay in aysan jirin wax raad ah, saldhig ama joogitaan kooxo argagixiso oo ka jira guud… Sii akhri