Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis isgaarsiineed
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ee Soomaaliya (HIQ) iyo Hay’adda Teknolojiyadda iyo Isgaarsiinta ee Turkiga (BTK) ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad ah (MoU) oo…
Open this website in Safari first.
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ee Soomaaliya (HIQ) iyo Hay’adda Teknolojiyadda iyo Isgaarsiinta ee Turkiga (BTK) ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad ah (MoU) oo…
Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa maanta warbixin ka siisay baarlamaanka wax ka baddelka xeerka maamulka gobollada, degmooyinka iyo dhismaha dowladaha hoose, kaas…
Ilaa 5 qof oo rayid ah ayaa ku dhaawacmay shil gaari oo maanta ka dhacay duleedka bari ee magaalada Garoowe, kuwaas oo…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu waddaa in uu maanta kulan la qaato waxgaradka gobolka Nugaal, kaas oo looga hadlayo xaaladda…
Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliya Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay wafdi saraakiil ah oo…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta xarigga ka jaray qayb ka mid ah waddada halbowlaha ah ee dhexmarta caasimadda Garoowe, taas…
Hay’adaha ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay Cabdikariin Cabdullaahi Ciidle, kaas oo ahaa nin Sooaamli ah oo dowladda Maraykanka ku eedeysay…
Masaajidda magaalada Garoowe waxaa khudbadihii jimcaha ee shalay looga hadlay ammaanka iyo xaaladda ka soo cusboonaatay deegaannada Puntland. Culimada Garoowe ayaa ku…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho ku gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti, halkaasi oo ay ku…
Madaxweynihii hore ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kula taliyay madaxweyne Cirro in uu si qoto dheer uga fiirsado heshiisyada siyaasadeed ee…