Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dhaliilaha hoggaamineed uu Daa’uud Bisinle u soo jeediyay Deni

Garoowe (Faallo) — Daa’uud Bisinle, Wasiirkii Qorsheynta ee Puntland, wuxuu  Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ku eedeeyey in dowladda oo… Sii akhri

Posted on March 14, 2026March 14, 2026

In Pursuit of Whiteness: Why Iranian Monarchists Cheer Israel’s Genocide

Posted on March 14, 2026March 14, 2026

Anyone engaged in Palestine solidarity in Western Europe or North America has witnessed a disturbing spectacle: Iranian monarchists in the… Sii akhri

Waddada Boosaaso oo 24 saac kaddib la furay

Posted on March 14, 2026March 14, 2026 by Desk

Ciidamadii xirtay afaafka hore ee Boosaaso ayaa 24 kaddib lagu qanciyay in ay furaan waddada halbowlaha ah ee isku xirta… Sii akhri

Ciidamo gadoodsan oo saacado badan u xiran tahay Boosaaso

Posted on March 13, 2026March 13, 2026 by Desk

Waxaa saaka ilaa xilliga warkan aan daabacayno oo ah tobankii habeenimo xiran wadada halbowlaha ah ee xiriirisa magaalada dekedda leh… Sii akhri

Qarax ka dhacay Calmiskaad

Posted on March 13, 2026March 13, 2026 by Desk

Wararka ka imanaya buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari ayaa sheegaya in ugu yaraan 7 askari geeriyootay, kaddib markii qarax lala… Sii akhri

Soomaaliya: Buundo uu Turkiga dhawaan dhisay oo duntay

Posted on March 13, 2026March 13, 2026 by Desk

Warar ka imanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ay duntay buundada deegaanka Sabiid iyo Caanoole oo saddex bilood ka… Sii akhri

Maxaa looga hadlay shirkii golaha wasiirrada Puntland?

Posted on March 12, 2026March 12, 2026 by Desk

Golaha wasiirrada Puntland oo maanta yeeshay shirkoodii todobaad laha ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin saameynta dagaalka Bariga… Sii akhri

Puntland: Xasan Sheekh wuxuu nagu hubeeyay ciidamo beeleedyo

Posted on March 12, 2026March 12, 2026 by Desk

Guddoomiyaha gobolka Mudug Faysal Sheekh Cali (Jifo-jabsade) ayaa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyey in uu hubeeyay ciidamo beeleed… Sii akhri

Puntland oo kulan nabadayn ah u qabatay beelo ku dagaalamay Mudug

Posted on March 12, 2026March 12, 2026 by Desk

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ku qabatay kulan lagu horumarinayo wadahadallada xal u helidda… Sii akhri

Xasan Sheekh, Geelle iyo Abiy oo kulan yeeshay

Posted on March 12, 2026March 12, 2026 by Desk

Kulan saddex geesood ah oo u dhexeeya madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra’iisul Wasaaraha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close