Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ciidan ka tirsan Booliska Puntland oo tababar loogu xiray Carmo

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta tababar u soo xiray ciidan ka tirsan Booliska, kuwaas oo tababarro ku qaatay… Sii akhri

Posted on September 11, 2026September 11, 2026 by Desk

Puntland: Dagaal ka dhacay degmada Badhan

Posted on September 11, 2026September 11, 2026 by Desk

Dagaal u dhexeeya labo beelood ayaa maanta ka dhacay gudaha magaalada Badhan ee gobolka Sanaag, kaas oo gaystay khasaare kala… Sii akhri

Xuutiyiinta Yemen oo qabsaday Baabul-Mandab

Posted on September 11, 2026September 11, 2026 by Desk

Xuutiyiinta Yemen ayaa 48 saac ee la soo dhaafay qabsaday dhul badan oo istiraatiiji ah oo ay ka mid tahay… Sii akhri

Xasan Sheekh oo u tagay ciidamo uu tababaray Turkiga

Posted on September 10, 2026September 10, 2026 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay Taliska Qaybta 1-aad, Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga… Sii akhri

Deni: Burcad-badeedda waxaan ula dagaalamaynaa sidii Daacish

Posted on September 10, 2026September 10, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in maamulkiisu uu Burcad-badeedda ula dagaalamo sidii uu ula dagaalamay ururka Daacish. Wuxuu… Sii akhri

Askari aano qabiil loo dilay

Posted on September 10, 2026September 10, 2026 by Desk

Marxuum Axmed Shire Xuseen oo ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa shalay aano qabiil loogu dilay deegaanka Ceel Baraf… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo booqday goobo taariikhi ah oo ku yaalla Xaafuun

Posted on September 9, 2026September 9, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa oo ku sugan degmada Xaafuun ayaa maanta booqday dekedda qadiimiga ah ee Xaafuun iyo… Sii akhri

Aqalka Sare oo ansixiyay sharciga la-dagaallanka Burcad-badeedda

Posted on September 9, 2026September 9, 2026 by Desk

Golaha Aqalka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay sharciga la-dagaallanka Burcad-badeedda iyo ka hortagga afduubka. Fadhiga oo golaha oo… Sii akhri

Marxuum Axmed Haamay oo lagu aasay Gaalkacyo

Posted on September 9, 2026September 9, 2026 by Desk

Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo lagu aasay ganacsade Sheekh Axmed Yuusuf Faarax (Haamay), kaas oo shalay galinkii dambe lagu dilay gudaha… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo gaaray Xaafuun

Posted on September 8, 2026September 8, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta gaaray degmada Xaafuun ee gobolka Bari, halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close