Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Qaar ka mid ah isimada dhaqanka Bari oo war ka soo saaray xiisadda Kodmo

Isimada dhaqanka beelaha Cali Saleebaan ayaa bayaan ay soo saareen kaga horyimid howlgalka ciidan ay dowladda Puntland ku aaday deegaanka… Sii akhri

Posted on August 12, 2026August 12, 2026 by Desk

Janan oo sheegay in uu ku biiray Jubaland

Posted on August 11, 2026August 11, 2026 by Desk

Taliyihii NISA ee gobolka Gedo Cabdirashiid Janan ayaa maanta ku dhawaaqay in uu ku biiray Jubaland, kaddib wadahadallo muddo u socday… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo xarigga ka jaray qayb ka mid ah wadada Bacaadweyn-Gaalkacyo

Posted on August 11, 2026August 11, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xarigga ka jaray wejiga koowaad ee wadada laamiga dheer ee isku xira Bacaadweyn… Sii akhri

Fiqi: Puntland waxay weerar ku qaaday saldhigga ciidanka XDS ee Gaalkacyo

Posted on August 11, 2026August 11, 2026 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa markii ugu horreysay ka hadashay dagaalkii todobaadkii hore ka dhacay magaalaga Gaalkacyo, kaas oo dhexmaray… Sii akhri

Puntland oo soo gabagabaysay howlgalkii ciidamada federaalka ee Mudug

Posted on August 11, 2026August 12, 2026 by Desk

Puntland ayaa sheegtay in ay soo gabagabaysay wejigii koowaad howlgalkii Mudug ee ka dhanka ahaa ciidamada federaalka, iyada oo ciidankii… Sii akhri

Mashruuc ku kacaya $3 milyan oo laga daahfuray Gaalkacyo

Posted on August 10, 2026August 10, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni Abdullahi Deni ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray mashruuca biyo-saarka magaalada Gaalkacyo oo ah… Sii akhri

Golaha Mustaqbalka oo ka hortimid doorashadii guddoomiyaha Baarlamaanka

Posted on August 10, 2026August 10, 2026 by Desk

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ku mideysan yihiin Puntland, Jubaland iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee Muqdisho ayaa ka horyimid doorashadii maanta ka… Sii akhri

Baarlamaanka Soomaaliya oo doortay guddoomiye cusub

Posted on August 10, 2026August 10, 2026 by Desk

Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta loo doortay guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xildhibaan Cabdulqaadir Jaamac ayaa… Sii akhri

Deni oo ku dhawaaqay in uusan mar saddexaad u tartami doonin Puntland

Posted on August 10, 2026August 10, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku dhawaaqay in uusan mar saddexaad u tartami doonin madaxtinimada Puntland, islamarkaasna doorka soo socda uu… Sii akhri

Waxa qayliyayaasha Soomaaliyeed iyo baroortayaasha Itoobiya ay wadaagaan

Posted on August 9, 2026August 9, 2026 by Liban Yusuf

Garoowe (Faallo PP) — Itoobiya waxaa ka jira dad la soo kireysto si ay ugu baroortaan qoyska uu qof ka geeriyooday.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close