Madaxweyne Deni oo gaaray degmada taariikhiga ah ee Iskushuban
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Iskushuban ee gobolka Bari, halkaas oo si… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Iskushuban ee gobolka Bari, halkaas oo si… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaninayo ayaa maanta lagu soo dhaweeyay deegaanka Dharjaale degmada Iskushuban ee gobolka… Sii akhri
Warbaahinta baaritaanka sameysa ee Drop Site News oo laga leeyahay dalka Maraykanka ayaa warbixin ka qortay saldhigga milatari ee Maraykanku… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar ku marayo degmooyinka gobolka Bari ee laamiga ka baxsan ayaa caawa… Sii akhri
Jubaland ayaa si adag u cambaaraysay duqeyntii xalay ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo, taas oo lala beegsaday guriga… Sii akhri
Talihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Taliye Shub) ayaa ku dhaawacmay duqeyn diyaaradeed oo caawa lala… Sii akhri
Taliyaha Aaga Calmiskaad G/Sare Maxamuud Shire Maxamed ayaa ka hadlay howlgallo ciidamada Puntland ka wadaan buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari,… Sii akhri
Aniga oo ah Axmed Maxamuud Cismaan, deggan magaalada Boosaaso, waxaan doonayaa inaan la wadaago ummadda Soomaaliyeed guud ahaan iyo gaar… Sii akhri
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta safar ku aaday dalka Maraykanka, isaga oo sii mari doona dalka Isutagga… Sii akhri
Maamulka Koonfur Galbeed ee hoggaamiyo Aadan Madoobe ayaa war uu goordhaweyd soo saaray ku sheegay in la soo afjaray dagaal… Sii akhri