Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xaawo Aadan Camey oo ka mid ahayd haldoorka Puntland oo geeriyootay

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Xaawo Aadan Maxamed Camey oo maanta ku geeriyootay magaalada… Sii akhri

Posted on September 14, 2026September 14, 2026 by Desk

Sheekh Khaakir oo laga reebay doorashada ku celiska ah ee Galmudug

Posted on September 14, 2026September 14, 2026 by Desk

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka Soomaaliya ayaa ururka Towfiiq ee hoggaamiyo Sheekh Maxamed Shaakir ka reebay doorashada celiska ah ee… Sii akhri

Dowladda Federaalka oo shaacisay qofka ay u wadato madaxweynaha Hirshabeelle

Posted on September 14, 2026September 14, 2026 by Desk

Urur siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo bandhigay musharraxa rasmiga ah ee dowladda… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo taageero u muujisay dowladda Yemen

Posted on September 13, 2026September 13, 2026 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa taageero u muujisay xukuumadda Yemen ee caalamku aqoonsan yahay, iyada oo ka soo horjeensatay dagaallada ay… Sii akhri

Boosaaso: Qiimaha maciishada oo kor u kacay

Posted on September 13, 2026September 13, 2026 by Desk

Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland waxaa maalinba maalinta ka dambaysa sare u kacaya qiimaha maciishadda daruuriga ah, taas oo saameeyay… Sii akhri

Nugaal: Bannaanbax ka dhan ah Turkiga oo ka dhacay Maraya

Posted on September 13, 2026September 13, 2026 by Desk

Deegaanka xeebeedka Maraya oo hoostaga degmada Eyl waxaa ka dhacay bannaanbax looga soo horjeedo dowladda Turkiga oo lagu eedeeyay in… Sii akhri

Puntland oo soo saartay amar la xiriira dagaalkii ka dhacay Badhan

Posted on September 12, 2026September 12, 2026 by Desk

Dowladda Puntland ayaa ku amray ciidamo beeleedyadii shalay ku dagaalamay degmada Badhan ee gobolka Sanaag in ay kaga baxaan gudaha… Sii akhri

Puntland oo baadi-goobaysa ragii dilay Sheekh Axmed Yuusuf Haamay

Posted on September 12, 2026September 12, 2026 by Desk

Wasiiro iyo mas’uuliyiinta gobolka Mudug ayaa wada dadaallo lagu baadi-goobayo laguna soo qabanayo gacan-ku-dhiiglayaashii ka dambeeyay dilkii marxuum Sheekh Axmed… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya maxay ka tiri askarigii aanada loo dilay?

Posted on September 12, 2026September 12, 2026 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay wado baaritaanno ku saabsan dhacdadii lagu dilay D/le Axmed Shire Xuseen oo maalmo… Sii akhri

Puntland: Burcad-badeed madax-furasho u qaatay $2.7 milyan oo doolar

Posted on September 11, 2026September 11, 2026 by Desk

Kooxdii Burcad-badeedda ahayd ee haysatay markabka MV Sward ayaa siidaayay, kaddib markii ay ka qaateen lacag madax-furasho ah oo dhan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close