Puntland oo ciidamo gaysay deegaan ka tirsan Mudug oo xiisad ka jirtay
Puntland ayaa ciidamo gaystay deegaanka Roox ee gobolka Mudug, halkaas oo maalmo ka hor ay dhacday shaqaaqo sababtay dhimashada hal qof. Wafdi…
Open this website in Safari first.
Puntland ayaa ciidamo gaystay deegaanka Roox ee gobolka Mudug, halkaas oo maalmo ka hor ay dhacday shaqaaqo sababtay dhimashada hal qof. Wafdi…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Antalya ee Turkiga ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha dalkaas Recep Tayyip Erdogan, iyaga…
New York ( Wararka PP) — Nin Soomaali ah oo hore muddo kooban ilaalo ugu soo noqday Ilhaan Cumar ayaa dacwad lagu soo…
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyay heshiisyo, siyaasado iyo magacaabista mas’uuliyiin sarsare oo madax ka…
Xisbiga Nabad iyo Nolol ee hoggaamiye madaxweyne hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa beeniyay in uu shir kala qaybgalay Madasha Midnimo Qaran ee…
Garoowe (Faallo PP) — Xildhibaan Yaasiin Jaamac Cumar (Taakilo) wuxuu aamminsan yahay in Puntland hoggaamiyaheedu sababay in maamul goboleedkii ugu horreeyay Soomaaliya noqday…
Madaxweynaha dowladda Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Antalya ee dalka Turkiga kulan kula yeeshay Itoobiya Abiy Ahmed oo ay ka wada…
Taliye ku xigeenka ciidanka Maraykaan ee AFRICOM Gen. John Brennan ayaa xaqiijiyay in ay ka baxeen saldhigga Ballidoogle ee gobolka Shabeellaha Hoose.…
Ramla Ali secured her first world title at the age of 36 after defeating Mikiah Kreps in a split-decision victory in Arlington,…
Ururka Qareennada dalalka Bariga Afrika ee magacooda loo soo gaabiyo EALS ayaa madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud u soo jeediyay…