Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Wasiirada cusub ee Puntland oo la dhaariyay

Waxaa maanta xarunta madaxtooyada Puntland ee Garowe lagu dhaariyay qaar ka mid ah xubnaha cusub ee golaha wasiirada, kuwaas oo… Sii akhri

Posted on April 2, 2026April 2, 2026 by Desk

Guddoomiyeyaashii hore ee gobollada oo la faray in ay degdeg xilka u wareejiyaan

Posted on April 2, 2026April 2, 2026 by Desk

Puntland ayaa guddoomiyeyaashii gobollada ee xilka laga qaaday fartay in ay xilka wareejiyaan ugu dambeyn maalinta sabtida ee todobaadka soo… Sii akhri

Koonfur Galbeed oo loo magacaabay hoggaamiye KMG ah

Posted on April 2, 2026April 2, 2026 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi u magacowday in uu noqdo hoggaamiyaha ku meelgaarka… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo magacaabis sameeyay

Posted on April 1, 2026April 1, 2026 by Desk

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabis isweydaarin ah ku sameeyay agaasimeyaasha guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo magacaabis cusub sameeyay

Posted on April 1, 2026April 1, 2026 by Desk

Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdullaahi ayaa Beesha Madhibaan u soo celiyey wasiir ku-xigeen ay Puntland ku lahayaeen oo shalay laga qaaday.… Sii akhri

Milicsiga Buugga Baadi-goobkii Nabadda Geeska (Qaybtii Afraad)

Posted on April 1, 2026April 1, 2026

Hordhac Buugga Baadi-Goobka Nabada Geeska, waa buug dhigaal taariikheed ah, oo uu dhowaan qoray Danjire Maxamed Cabdi Afey. Buuggu waxa… Sii akhri

Xulka kubadda cagta Soomaaliya oo guul taariikhi ah gaaray

Posted on April 1, 2026April 1, 2026 by Desk

Xulka kubadda cagta qaranka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay u soo baxay wareegga heerka guruubyada tartanka Qaramada Afrika 2027 (AFCON… Sii akhri

Isku shaandheyn lagu sameeyay xukuumadda Puntland

Posted on March 31, 2026March 31, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiiradda, isaga oo xilalkii ka qaaday qaar ka mid… Sii akhri

Deni oo xilalkii ka qaaday guddoomiyeyaasha gobollada Puntland

Posted on March 31, 2026March 31, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xilalkii ka qaaday guddoomiyeyaasha gobollada Nugaal, Bari, Mudug, Karkaar, Sanaag, Haylaan iyo Raascasayr.… Sii akhri

Aadan Madoobe, Mukhtaar Roobow iyo mas’uuliyiin kale oo gaaray Baydhabo

Posted on March 31, 2026March 31, 2026 by Desk

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta ka degay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close