Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Taliyaha cusub ee Madaxtooyada Puntland oo xilka la wareegay

Taliyaha cusub ee Madaxtooyada Puntland, G/sare Siciid Nuur Shire ayaa maanta xilka kala wareegay taliyihii hore G/sare Cabdinaasir Maxamed Muuse… Sii akhri

Posted on April 22, 2026April 22, 2026 by Desk

Madaxweyne Deni oo magacaabis sameeyay

Posted on April 22, 2026April 22, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Taliyaha Aaga Calmiskaad u magacaabay G/sare Maxamuud Shire Maxamed oo ka tirsanaa Ciidanka Badda… Sii akhri

Dhakhtar lagu afduubay Gaalkacyo

Posted on April 22, 2026April 22, 2026 by Desk

Magaalada Gaalkacyo waxaa caawa lagu afduubay Dr. Faarax Cabdi Maxamed oo ka mid ah hay’adda dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn (MSF) ee ka… Sii akhri

Maxay tahay ujeedada uu Islaan Ciise u tagay Muqdisho?

Posted on April 21, 2026April 21, 2026 by Desk

Islaan Ciise Islaan Maxamed oo hoggaaminaya wafdi isugu jira cuqaal, nabaddoonno iyo waxgarad ka socda Puntland ayaa maanta gaaray magaalada… Sii akhri

Xamse: Muddo xileedka dowladda waa 5 sano

Posted on April 21, 2026April 23, 2026 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu muddo… Sii akhri

Weerar ka dhacay Calmiskaad

Posted on April 21, 2026April 21, 2026 by Desk

Wararka ka imanaya buuraha Calmiskaad ayaa sheegaya in kooxda Daacish ay xalay jidka u gashay gaari Ambalaas oo ka soo… Sii akhri

Soomaaliya iyo Sri Lanka oo dib u soo celiyay xiriirkooda

Posted on April 21, 2026April 21, 2026 by Desk

Dowladaha Soomaaliya iyo Sri Lanka ayaa dib u soo celiyay xiriirkooda, sida lagu xusay war ka soo baxay dowladda Soomaaliya… Sii akhri

US will provide dollar loan to UAE if economy is jolted by war on Iran, US official says

Posted on April 21, 2026April 21, 2026

Trump ally Steve Bannon calls the UAE ‘scum’ for seeking short term US dollar loan The US would likely provide financial assistance… Sii akhri

Dekedda Boosaaso oo ciidi xirtay

Posted on April 20, 2026April 20, 2026 by Desk

Marinka dekedda magaalada Boosaaso ayaa waxaa ka buuxsantay ciid, taas oo sababtay in ay qabsato qaar ka mid ah gaadiidka… Sii akhri

Amar la faray xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada Soomaaliya

Posted on April 20, 2026April 20, 2026 by Desk

Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta ku dhawaaqay in hadda kadib xilalka la magacaabayo iyo kuwa magacaaban lagu saleynayo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close