Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland oo baaq u dirtay madaxweyne Xasan Sheekh

Shir ay maanta yeesheen golaha wasiirada Puntland oo shir-guddoomiyay madaxweyne Deni ayaa looga hadlay xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan sharciyadda dowladda… Sii akhri

Posted on April 16, 2026April 16, 2026 by Desk

Somalia condemns Israel’s move to appoint diplomatic envoy to Somaliland Administration

Posted on April 16, 2026April 16, 2026 by cph

Mogadishu (PP News Desk) — The Federal Government of Somalia has strongly rejected a recent move by Israel to appoint… Sii akhri

Soomaaliya oo cambaaraysay Israa’iil

Posted on April 16, 2026April 16, 2026 by Desk

Dowladda Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay Israa’iil oo markii ugu horreysay safiirka u magacowday maamulka gooni-goosadka ah ee Somaliland.… Sii akhri

Israa’iil oo safiir u magacowday Somaliland

Posted on April 16, 2026April 16, 2026 by Desk

Israa’iil ayaa safiirkii ugu horreeyay u magacowday maamulka gooni-goosadka ah ee Somaliland, sida ay arbacadii sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda Israa’iil.… Sii akhri

Gaas: Dowlad goboleedyada waxay noqdeen ‘maxmiyado’

Posted on April 15, 2026April 15, 2026 by Desk

Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in nidaamka federaalka Soomaaliya ay halleeyeen dowlad goboleedyada oo sida… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay duqeymo ka dhacay afar gobol

Posted on April 15, 2026April 15, 2026 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in duqeymo ka dhacay deegaano ka tirsan gobollada Hiiraan, Shabeellaha Hoose, Bay iyo Jubbada Hoose… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay qaar ka mid ah isimada Puntland

Posted on April 15, 2026April 15, 2026 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xalay hoygiisa kulan casho ah kula qaatay qaar ka mid ah… Sii akhri

Askar ku dhimatay is-rasaaseyn ka dhacday Gaalkacyo

Posted on April 15, 2026April 15, 2026 by Desk

Labo askar oo ka kala tirsan ciidanka Booliska iyo Daraawiishta Puntland ayaa ku dhintay is-rasaaseyn caawa ka dhacday gudaha magaalada… Sii akhri

Madaxtooyada Puntland oo amar cusub soo saartay

Posted on April 14, 2026April 14, 2026 by Desk

Madaxtooyada Puntland ayaa amar cusub fartay wasiirada iyo mas’uuliyiin cusub ee dhawaan uu magacaabay madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni. Warqad ka… Sii akhri

Cirro: Waxaan diyaar u nahay nabad dhexmarta Somaliland iyo Waqooyi Bari

Posted on April 14, 2026April 14, 2026 by Desk

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) oo maanta hadal u jeediyay labada gole ee baarlamaanka maamulkaas ayaa sheegay in ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close