Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goordhaweyd dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe, kaddib safar labo todobaad qaatay oo ugu maqnaa dalalka Imaaraadka… Sii akhri

Posted on June 7, 2026June 7, 2026 by Desk

Ciidamo gadoodsan oo xirtay qaar ka mid ah waddooyinka Garoowe

Posted on June 7, 2026June 7, 2026 by Desk

Ciidamo ka tirsan Birmadka Booliska Puntland oo dhawaan tababar loogu soo xiray kulliyadda Carmo ayaa maanta xirtay qaar ka mid… Sii akhri

Salaad Cali Jeelle oo xil loo magacaabay

Posted on June 7, 2026June 7, 2026 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Danjire Salaad Cali Jeelle u magacaabay Lataliyaha Sare ee Madaxweynaha. Salaad Cali… Sii akhri

Muqdisho: Ciidamo taageersan mucaaradka oo gaaray Cadalle

Posted on June 7, 2026June 7, 2026 by Desk

Ciidamo daacad u ah wasiir hore ee amniga Soomaaliya ganacsade Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa xalay si nabad ah ku gaaray… Sii akhri

When Mogadishu’s Elites Retreat to Marinaio

Posted on June 6, 2026June 6, 2026 by cph

Mogadishu (Commentary) — Why does Marinaio, the former headquarters of the Somali Navy in the Abdulaziz District of Mogadishu, turn… Sii akhri

Dad ku dhintay shil gaari oo ka dhacay meel u dhow Garoowe

Posted on June 6, 2026June 6, 2026 by Desk

Ugu yaraan labo ruux ayaa ku dhintay, tiro ka badan tobanna waa ku dhaawacantay shil gaari oo galabta ka dhacay… Sii akhri

Puntland oo mamnuucday shirarka mucaaradka ee Qardho

Posted on June 6, 2026June 6, 2026 by Desk

Maamulka gobolka Karkaar ee Puntland ayaa soo saaray qoraal lagu mamnuucay in aan gobolka iyo magaalada Qardho lagu qaban karin… Sii akhri

Somalia, government declares return of order. Tension remains high

Posted on June 6, 2026June 6, 2026 by cph

Mogadishu reports that calm has been restored after violence between security forces and militias. But tones are heated NAIROBI –… Sii akhri

Qardho oo faras ku maamuustay Xasan Sheekh

Posted on June 6, 2026June 6, 2026 by Desk

Xubno ka tirsan mucaaradka Puntland oo xiriir la leh Dowladda Federaalka Soomaaliya, islamarkaana maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo shaacisay khasaaraha ka dhashay dagaalkii Muqdisho

Posted on June 6, 2026June 6, 2026 by Desk

Warbixin ay wadajir u soo saareen Hay’adda Qaramada Midoobay u Qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) iyo Kooxda Ilaalinta Bani’aadantinimo ayaa lagu sheegay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close