Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Khilaaf soo kala dhexgalay xisbiga JSP ee hoggaamiye Xasan Sheekh

Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa si cad uga horyimid in uu Muungaab noqdo musharax xisbiga… Sii akhri

Posted on November 12, 2025November 12, 2025 by Desk

Wafdi ka socda Cumaan oo booqday dekedda Boosaaso

Posted on November 12, 2025November 12, 2025 by Desk

Wasiirka wasaarada Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Puntland Shaakir Maxamed Guulled oo ay weheliyaan wasiirka wasaarada Maaliyada Puntland Maxamed Faarax, wasiirka… Sii akhri

Biritayn oo war ka soo saartay dal-ku-galka E-visa ee Soomaaliya

Posted on November 12, 2025November 12, 2025 by Desk

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Biritayn ayaa ku wargelisay muwaadiniinteeda u safraya Soomaaliya oo ay jirto Somaliland in looga baahan yahay in… Sii akhri

Soomaaliya iyo Aljeeriya oo kala saxiixday heshiisyo

Posted on November 11, 2025November 12, 2025 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Aljeeriya Cabdulmajiid Tabbuun ayaa goobjoog ka noqday heshiisyo ay kala saxiixdeen… Sii akhri

Muqdisho: Dowladda oo u digtay shirkadda Favori ee maamusha garoonka Aadan Cadde

Posted on November 11, 2025November 11, 2025 by Desk

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay xaaladdii ka taagnayd garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, taas oo sababtay… Sii akhri

Madaxweyne Deni iyo fahamkiisa mabda’a hoggaaminta Puntland

Posted on November 11, 2025November 11, 2025 by cph

Garoowe (Faallo) — Marka la qoro taariikhda siyaasadda ee Puntland, Madaxweyne Siciid Cabdulaahi Deni wuxuu noqon doonaa hoggaamiye taarikhyahannadu ku… Sii akhri

Somali Lawyer Questions Credibility of WorldRemit Founder’s eVisa Remarks

Posted on November 11, 2025November 28, 2025 by cph

Mogadishu (PP News Desk) — Ismail Ahmed, the founder of WorldRemit, a remittance company, claimed that “Premier Bank in Somalia… Sii akhri

Lugatoor oo magacaabay guddiga abaaraha Puntland

Posted on November 11, 2025November 11, 2025 by Desk

Ku-simaha madaxweynaha Puntland ahna madaxweyne Ku-xigeenka Ilyaas Cismaan Lugtoor ayaa maanta ku dhawaaqay guddiga gurmadka abaaraha Puntland. Guddiga oo ka… Sii akhri

Xaalad ka taagan garoonka diyaaradaha ee Muqdisho

Posted on November 11, 2025November 11, 2025 by Desk

Shirkadda Favori ee maamusha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa shaqo joojin ku samaysay qaar mid ah shaqaalaha Soomaalida ee halkaas… Sii akhri

Premier Bank oo lagu eedeeyay in uu ka dambeeyo arrinta muranka dhalisay ee E-visa

Posted on November 11, 2025November 11, 2025 by Desk

Ismaaciil Ibraahim Axmed oo ah aasaasaha shirkadda WorldRemit ayaa sheegay in nidaamka dal-ku-galka elektaroonigga ah (E-visa) ee ay dowladdu soo rogtay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close