Guudlaawe: Doorasho waa qof iyo cod, xisbigana waa JSP
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan ay yeesheen golaha wasiirrada maamulkaas, kaas oo diirrada lagu saaray arrimaha…
Open this website in Safari first.
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan ay yeesheen golaha wasiirrada maamulkaas, kaas oo diirrada lagu saaray arrimaha…
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Sacuudi Carabiya, Qatar, Masar, Suudaan, Liibiya, Bangladesh, Aljeeriya, Falastiin, Turkiga, Indonesia, Pakistan, Kuwait, Mauritania, Urdun, Cumaan, Lubnaan iyo…
Muqdisho (Faallo) — Baashiir Maxamed Xirsi, Guddoomiyaha Xarunta Faarax Shuuriye, wuxuu sameeyey ereyga Agnaan, oo ah cinwaanka buug u dhowaan qoray. Wuxuu…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa taliyihii hore ee guuta 2-aad ee ciidanka Puntland Gen. Fu’aad Warsame Maxamed (Xanaano) u magacaabay wasiiru…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray xeer Madaxweyne oo uu ku dhisay Maxkamadda Sarre iyo Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada…
Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa baddelay taliyeyaasha qaybaha Booliska gobollada Puntland, islamarkaana magacaabay taliyeyaal cusub. Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Nugaal ayaa loo…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa taliyihii qaybta Booliska gobalka Bari, Cabdulqaadir Jaamac Dirir u magacaabay Taliye Ku-xigeenka 2-aad ee ciidanka Booliska Puntland.…
Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa markii ugu horreysay maanta ka soo muuqday fagaaraha siyaasadda tan iyo intii laga…
Maamulka Jubaland ayaa si adag uga horyimid tallaabada ay dowladda Federaalka Soomaaliya ku doonayso in ay doorasho qof iyo cod ah uga…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Turkiga kula kulmay La-taliyaha Maraykanka ee arrimaha Carabta iyo Afrika, Massad Boulos. Waxay ka wadahadleen…