Garowe: Taliye saldhig oo shil gaari ku geeriyooday
Taliyihii saldhiga Bari ee magaalada Garowe Burhaan Cabdi Cawad ayaa ku geeriyooday shil gaari oo maqribkii galabta ka dhacay gudaha magaalada… Sii akhri
Taliyihii saldhiga Bari ee magaalada Garowe Burhaan Cabdi Cawad ayaa ku geeriyooday shil gaari oo maqribkii galabta ka dhacay gudaha magaalada… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan la qaatay waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada gobolka Bari, kaas… Sii akhri
Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ay ku midaysan yihiin Puntland, Jubaland iyo Madasha Samatabixinta ee siyaasiyiinta Muqdsho ayaa ka jawaabay gogosha… Sii akhri
Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in isaga oo kaashanaya ciidamada Puntland uu shalay duqeyn dhanka cirka ah ka… Sii akhri
Xaaladda magaalada Qardho ayaa maanta deggan, waxaana dib u soo laabanaya dhaqdhaqaaqii caadiga ahaa ee bulshada, kaddib shaqaaqadii shalay halkaas… Sii akhri
Maxamed Axmed Shire Faarax oo ka mid ahaa ganacsatada magaalada Qardho ayaa maanta lagu dilay xarun ganacsi oo uu ku… Sii akhri
Garoonka Shuhadada ee magaalada Boosaaso waxaa galabta ka furmay tartanka caasimadaha gobollada Puntland, waxaana lagu daahfuray xulalka degmooyinka Boosaaso iyo… Sii akhri
Ururka 11-aad (Kaah) ee ciidamada daraawiishta Puntland ayaa sheegay in ay afar askari ka dhaawacmeen, kaddib dagaal habeenimadii xalay ka… Sii akhri
Puntland ayaa ku eedeeysay dowladda Federaalka Soomaaliya ee hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in ay ku lug leedahay falalka burcadbadeeda… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa xarigga ka jaray garoonka kubadda cagta magaalada Boosaaso, kaas oo loogu magac-daray Shuhaadada… Sii akhri