PUNTLAND POSTPuntland Post

Category: Warka

Warka

Puntland oo si weyn u xustay 1-da Agoosto

Caasimadda Garoowe waxaa maanta ka dhacay dabaal-deg weyn oo lagu xusay sanad-guurada 28-aad ee ka soo wareegtay markii dhidibada loo taagay Puntland…

Warka

Sida Puntland loo asaasay 28 sano ka hor

Garoowe (Faallo PP) — Berri Puntland waxaa laga xusi doonaa 28 guurada asaasidda is-maamulkii ugu horreeyay Soomaaliya 1991kii kaddib oo u taagan dhowrista midnimada…

Warka

Dabaal-deg ka socda Garoowe

Waxaa caawa ka socda caasimadda Garoowe dabaal-degyo qeyb ka ah xuska sanad-guurada 28-aad ee ka soo wareegtay markii dhidibada loo taagay Puntland.…

Warka

Abwaan Axmed Cali Cigaal oo geeriyooday

Allaha u naxariisto waxaa maanta dalka Maraykanka ku geeriyooday hobolkii caanka ahaa ee Axmed Cali Cigaal, sida ay xaqiijiyeen xubno ka tirsan…

Warka

Xasan Sheekh oo la kulmay Taliyaha AFRICOM

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Taliyaha Taliska Ciidamada Mareykanka ee qaaradda Afrika (AFRICOM),…