Burcad-badeed markab haystay oo mid kale ku qabsaday
Koox burcad-badeed Soomaali ah ayaa shalay Badweynta Hindiya ka afduubtay markab ganacsi oo ku gooshayay calanka dalka Cameroon. Kooxda markabkan qabsatay ayaa hore…
Open this website in Safari first.
Koox burcad-badeed Soomaali ah ayaa shalay Badweynta Hindiya ka afduubtay markab ganacsi oo ku gooshayay calanka dalka Cameroon. Kooxda markabkan qabsatay ayaa hore…
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta soo gaaray koonfurta magaalada Gaalkacyo ee Galmudug, isaga oo socdaal dhulka ah saaka…
Puntland ayaa maanta si rasmi ah uga wareegtay xerada Ligle ee Garoowe iyo ciidanka Danab ee hoggaamiyo Gen. Jimcaale Jaamac Takar oo…
Ciidan taageersan Laftagareen ayaa saaka weerar ku soo qaaday Baydhabo, kuwaas oo gudaha magaalada iyo bannaankeeda kula dagaalamay ciidan ka tirsan dowladda…
Duqa magaalada Gaalkacyo ee Puntland Xuseen Cabdinuur Maxamed ayaa sheegay in Gaalkacyo leedahay xeer goonni ah oo aan quseyn Garoowe iyo Dhuusamareeb,…
Wafdi uu hoggaaminayay ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna Isuduwaha Arrimaha Gargaarka bani’aadannimada George…
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen. Muumin Cabdi Shire, ayaa magacaabay taliyaha howlgalinta gobolka Karkaar iyo taliyaasha saldhigyada Qardho, Bandarbeyla & saldhigga bari…
Puntland ayaa ku amartay goobaha hoyga in aysan seexan karin lammaane aan haysan warqad guur oo ay bixisay wasaaradda caddaaladda. Warqad ka…
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Galmudug ayaa maanta deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud tababar ugu soo xiray…
Ciidanka Booliska gobolka Karkaar ayaa sheegay in uu qabtay maleeshiyaad hubaysan oo shalay jidgooyo dhigtay duleedka bari ee magaalada Qardho. Hadal qoraal ah oo…