Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in Abaarta Gobolka Awdal saamaysay in ka badan 600,000 qof
Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa ka warbixiyay xaaladda bani’aadannimo ee dalka, isaga oo xusay abaaraha ba’an ee ka…