Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Askari ka tirsan Ciidamada Jabuuti ee Qaybta ka ah AMISOM oo lagu dilay Qarax ka dhacay…

Jalalaqsi (PP) ─ Askari ka tirsan ciidamada Jabuuti ee qaybta ka ah hawl-galka AMISOM ee Somalia, ayaa ku geeriyooday Qarax… Sii akhri

Posted on August 24, 2018August 24, 2018 by PP-Muqdisho

Golaha wasiirada Puntland oo ansixiyay xeerar cusub

Posted on August 23, 2018August 23, 2018 by News Office

Shirkii Golaha wasiirada xukuumadda Puntland ee Khamiista maanta ah oo uu guddoomiyay madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa lagu ansixiyay laba… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Hawl-wadeenada Dekedda Xamar ku Boorriyay Arrin Muhiim ah

Posted on August 23, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa ku tagay maanta Kormer Dekadda Muqdisho, isagoo u kuur-galay hab-sami… Sii akhri

Madaxwaynaha Cusub Ee DDSI oo sheegay In La Badalay Calanka Iyo Magaca Deegaanka

Posted on August 23, 2018 by Cabdiqani Boos

Jigjiga-[Puntland Post]-Madaxweynaha cusub ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustaf Muxumed Cumar ayaa amray in magaca Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya lagu… Sii akhri

General Indha Qarshe Oo Maanta xilkii la wareegay

Posted on August 23, 2018August 23, 2018 by Cabdiqani Boos

Muqdisho[Puntland Post]-Taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) ayaa maanta si rasmi ah… Sii akhri

Hay,adda Somali Relief Network oo ka qeybisay Qardho iyo Dongoroyo deeq Ciidul Adxa

Posted on August 23, 2018 by Dhiirane

Hay,adda Somali Relief Network Of North America oo uu madax ka yahay Dr Aadan Maxamed Ciise (Gaadaale) ayaa 60 neef… Sii akhri

Xujay Soomaali ah oo ku geeriyootay Xajka

Posted on August 23, 2018August 23, 2018 by Cabdiqani Boos

Xujey Soomaaliyeed ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen Xajka, halka tiro kalena ay ku dhaawacantay, markii shalay isbuurasho ka dhacday… Sii akhri

Wasiiro katirsanaa Maamulka DDSI oo lagu xiray Hargeysa

Posted on August 23, 2018 by Cowke

Ciidamada Soomaaliland ayaa gacanta ku dhigay wasiiro kamid ahaa xukuumaddii Cabdi Maxamuud Cumar kuwaa oo laamaha amaanka ay sheegeen iney… Sii akhri

Muuse Biixi oo looga digay in uu awood u isticmaalo jabhadda Caarre

Posted on August 23, 2018 by News Office

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac(Xoog) oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland ayaa madaxweyne Muuse Biixi uga digay, in uu awood u… Sii akhri

Gudoomiye Dhado oo ka hadlay wakhgtiga la dhisayo Golaha deegaanka Bosaso

Posted on August 23, 2018August 23, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post] Gudoomiyaha Gobolka Bari Dr,Yuusuf Maxamed Waceys Dhedo ayaa cadeeyey wakhtiga sida rasmiga ah loo dhisayo golaha deegaanka Degmada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close