Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xog:- Yaa loo magacaabay Agaasimaha hay’adda sirdoonka iyo nabad sugidda Puntland (PISA)?

Madaxweynaha Puntland Cabdwali Maxamed Cali Gaas ayaa si qarsoodi ah u magacaabay Agaasimaha hay’adda sirdoonka iyo nabad sugidda Puntland (Puntland… Sii akhri

Posted on August 22, 2018August 22, 2018 by Liban Yusuf

Madaxweyne cusub oo loo magacaabay maamulka Soomaalida Itoobiya

Posted on August 22, 2018August 22, 2018 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Kulan Addis Ababa ay ku yeesheen xisbiga hoggaamiya DDSI iyo Odayaasha dhaqanka maamulkan, ayaa waxaa la… Sii akhri

Puntland oo war ka soo saartay dad Laascaanood lagu laayay

Posted on August 22, 2018 by News Office

War-saxaafadeed ka maanta ka soo baxay madaxtooyada dowladda Puntland ayaa lagu shaaciyay magacyada arday ay Puntland sheegtay in ciidamada Somaliland… Sii akhri

Al-shabaab oo lagu arkay direyska cusub ee Ciidamada Ammaanka Dowladda Soomaaliya

Posted on August 22, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kooxda Al-shabaab ee ka Dagaallanta Somalia ayaa lagu arkay sawirro ay baahiyeen iyagoo xiran dharka ciidamada ammaanka… Sii akhri

Taliska AFRICOM oo sheegay inay duqeyn cirka ah ku dileen xubno ka tirsanaa Al-shabaab

Posted on August 22, 2018 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika [AFRICOM] ayaa sheegay in duqeyn dhacday gelinkii dambe ee shalay lala beegsaday… Sii akhri

Dhismaha garoonka cayaaraha Cawaale ee Gaalkacyo oo la bilaabay

Posted on August 22, 2018August 22, 2018 by Cabdiqani Boos

Gaalkacayo-[Puntland Post] Dhismaha Garoonka kubada cagta Cawaale ee Magaalada Gaalkacyo ayaa si rasmi ah loo bilaabay. Dhisida garoonka kubada cagata… Sii akhri

Dagaallo culus oo ka dhacay degmada Marka

Posted on August 22, 2018August 22, 2018 by News Office

Dagaal culus oo u dhexeeya ciidamada militariga Soomaaliya oo kaashanaya AMISOM  iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa xalay iyo saaka… Sii akhri

Al-shabaab oo carruurta ku ciidsiisay caagag qoryo u samaysan

Posted on August 22, 2018 by News Office

Malayshiyaadka Al-shabaab ee ku sugan qeybo kamid ah Koonfurta Soomaaliya ayaa shalay carruurta ku ciidsiiyay caagagga qoryaha loo ekaysiiyay ee… Sii akhri

Is-faham waa ka dhex qarxay Somaliland iyo ehelada dad Laascaanood lagu dilay

Posted on August 22, 2018August 22, 2018 by News Office

Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa laga soo sheegaya xiisad ka dhalatay laba dhalinyaro ah oo habeen ka hor… Sii akhri

Farmaajo ”Cadaw Shisheeye ah ayaa ku soo duulay Soomaaliya”

Posted on August 21, 2018August 22, 2018 by Cabdiqani Boos

Muqdisho[Puntland Post] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta farxadda munaasabadda ciidda la qaatay Guutada 14ka Oktoobar… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close