Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Xildhibaano ka tirsan Galmudug oo soo saaray Warsaxaafadeed

Xildhibaanadii Baarlamaanka Galmudug ka tirsanaa ee dhowaan sheegay in ay Xilka ka qaadeen Madaxweyne Xaaf ayaa soo oo saaray Warsaxaafadeed… Sii akhri

Posted on September 30, 2017September 30, 2017 by Cowke

Gudoomiye Jawaari oo la kulmay madaxweynihii hore ee Soomaaliya

Posted on September 30, 2017September 30, 2017 by Cowke

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo booqasbo rasmi ah ku jooga magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa… Sii akhri

Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Posted on September 28, 2017 by Cowke

Qarax loo Adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha qarxa Ayaa Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Qaraxa ayaa… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Dib Dalka ugu Soo laabtay

Posted on September 28, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Ayaa Goordhow dib ugu Soo Laabtay kadib Safar uu ku tagay Dalka Sucuudiga. Madaxweyne Farmaajo… Sii akhri

Weerar lagu dilay 2 Ruux oo ka dhacay Muqdisho

Posted on September 27, 2017September 27, 2017 by Cowke

Kooxo hubeysan oo watay gaari kuwa raaxadda ah ayaa gaari kale waxa ay ku rasaaseeyeen Waddada Via Roma ee Degmada… Sii akhri

Xildhibaano ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka oo Cadaado ku wajahan

Posted on September 27, 2017September 27, 2017 by Cowke

Magaaladda Cadaado ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Galmudug waxaa maanta kusii jeeda Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaliya ee… Sii akhri

Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Somaliand oo geeriyooday

Posted on September 27, 2017September 27, 2017 by Cowke

Allaha u naxariistee, Xildhibaan CabdiraxmaanTalyanle oo kamid ahaa Golaha wakiiladda maamulka Somaliland ayaa ku geeriyooay waddanka Hindiya. Xildhibaankaan ayaa muddooyinkii… Sii akhri

Xildhibaano Sheegay in ay Xilkii ay Ka Qaadeen Madaxweyne Xaaf

Posted on September 26, 2017September 26, 2017 by Cowke

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulka Galmudug oo galabta kulan ku yeeshay magaaladda Cadaado ee caasimadda KMG ah ee Maamulkaas ayaa… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo u dhoofay dalka Sucuudiga

Posted on September 26, 2017September 26, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow u ambabaxay dalka Boqortooyada Sacuudi Caraabiya. Booqashada Madaxweyne Farmaajo… Sii akhri

Cali Gacal:-“Madaxweyne Xaaf ayaa Xabsi Guri naga dhigay”

Posted on September 26, 2017September 26, 2017 by Cowke

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamul Goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa  si kulul uga hadlay arimo ku cusub Madaxtooyada Maamulka Galmudug. Gudoomiye Cali… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close