Xildhibaanadii Baarlamaanka Galmudug ka tirsanaa ee dhowaan sheegay in ay Xilka ka qaadeen Madaxweyne Xaaf ayaa soo oo saaray Warsaxaafadeed ay ku faah faahinayaan sababta ay Xaaf xilka uga qaadeen.
Xildhibaanada ayaa dhanka kae ka hadlay qodobadii ka soo baxay xildhibaano labada Aqal ka tirsan oo Cadaado dhowaan tagay ay warbaahinta u soo bandhigeen.
Madaxweynaha Galmudug ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in xil ka qaadis lagu sameeyay.
Hoos ka Aqriso Warsaxaafadeedka

Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post