Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Ciidamada Kenya oo isaga baxay Tarako, iyo Al-shabaab oo qabsaday

Ciidamada Kenya ee qeybta ka ah howlgalka midowga afrika ee amisom Somaliya ayaa isaga baxay  deegaanka Tarako oo dhaca gobolka… Sii akhri

Posted on September 26, 2017September 26, 2017 by Cowke

Golaha Wasiirada oo Shir deg deg ah ku yeeshay Muqdisho

Posted on September 25, 2017September 25, 2017 by Cowke

Shir deg deg ahaa ee Golaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaliya ee xalay ka dhacay madaxtooyadda Soomaliya ayaan wax go’aano ah kasoo… Sii akhri

Al-shabaab oo dishay Ajaaniib ka bar bar dagaalameeysay

Posted on September 25, 2017 by Cowke

Dagaalyahano ajaanib ah oo ka bar bar dagaalamay  Xarakada Al shabaab kuwaa oo ka soo jeeda dalka Kenya ayaa la… Sii akhri

Waare:-“Deg-deg ayaa loo furi doonaa Wadada Isku xirta Muqdisho iyo Beledweyne”

Posted on September 25, 2017September 25, 2017 by Cowke

Madaxweynaha  Maamul Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare   oo gaaray Degmada Jalalaqsi ee Gobolka hiiraan ayaa sheegay  in maamulkiisa uu ka… Sii akhri

Madaxweyne Xaaf “Dowlada Soomaaliya ayaa muddo igu xanibtay Garoonka Hargeysa”

Posted on September 24, 2017September 24, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo galinkii hore ee saakay ka dagay garoonka Hargeysa ayaa sheegay in dowlada… Sii akhri

Yuusuf Garaad “Dowlad goboleedyadu awood uma lahan heshiis inay la galaan Dowlado kale”

Posted on September 24, 2017September 24, 2017 by Cowke

Wasiirka Arrimaha Dibada Xukuumadda Federaalka Soomaliya Yuusuf Garaad Cumar oo ka qeyb galayay kulan Jaaliyadda Soomaliyeed  ee dalka mareykanka ay… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Guddoomiyey Shir Ku Saabsan Dar-dar Gelinta Hawlaha Dib-u-eegista Dastuurka

Posted on September 23, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xarunta Madaxtooyada ku guddoomiyey shir ku saabsan dar-dar gelinta hawlaha dib… Sii akhri

Dagaal u dhaxeeyo Maleeshiyo Beeleed oo ka qarxay duleedka Gaalkacyo

Posted on September 23, 2017September 23, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya Gobolka mudug ayaa ku waramaya in dagaal u dhaxeeya Labo Maleeshiyo beeleed oo kasoo kala jeeda Maamulada… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo khudbad ka Jeediyay shirka Golaha Qaramada Midoobay

Posted on September 23, 2017September 23, 2017 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xalay khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyaay shirka… Sii akhri

Sheekh Shariif: ”Go’aanka Dowladda ee Arrinta Khaliijka waa mid lagu deg-degay”

Posted on September 23, 2017September 23, 2017 by Cowke

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku tilmaamay go’aanka ay Dowlada Soomaaliya ka qaadatay arrimaha Khaliijka inuu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close