Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Qarax loo Adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha qarxa Ayaa Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Qaraxa ayaa ka dhacay Degmada  Xamar Weyne ee Gobolka Banaadir waxaana uu ka dhacay Goob Aan ka fogeeyn xarunta loo dalxiis Tago ee Beerta Nabada ka soo Horjeedka Bacadlihii hore ee Xamar weyne.

Lama oga qasaaraha ka dhashay qaraxaasi hayeeshee waxaa Jiro qasaare Qaraxasaai uu geeystay.

Faah Faahinta dib kala soco Insha allah.

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho