Magaaladda Cadaado ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Galmudug waxaa maanta kusii jeeda Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaliya ee laga soo doortay deegaankada Maamulkaas.
Xildhibaanadaan waxaa hogaaminayo Godoomiye Kuxigeenka Kowaad ee Golaha Aqalka Sare Abshi Bukhaari
Xildhibaan Mahad Salad
Xildhibaan Sabir Shurie
Xildhibaan Axmed Fiqi
Xildhibaan Cabdiqeybdiid
Xildhibaan Xasan Macalin
Xildhibaan Cabdiwali Qanyare
Xildhibaan Sahro Cumar
Xildhibaan Jawaahir
Xildhibaan Marayan
Xildhibaan Yoonis Muxidiin GALMUDUG
Siyaasi abdiwali Abdiweli Ibrahim Garyare
Xildhibaanadaan ayaa waxa ay sheegeen in ay halkaas u tagi dooonaan sidii ay u bad-baadin lahaayeen Maamulka Galmudug, oo saacadii aynu soo dhaafnay khilaafka u dhaxeeya madaxda Maamulkaas uu cirka isku sii shareeray.
PUNTlAND POST