Cawad oo ka falceliyey hadal uu jeediyay Lugatoor
Siyaasi Axmed Ciise Cawad ayaa taageeray hadal uu shalay jeediyay madaxweye ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor, kaas oo ahaa in aysan deegaannada…
Open this website in Safari first.
Siyaasi Axmed Ciise Cawad ayaa taageeray hadal uu shalay jeediyay madaxweye ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor, kaas oo ahaa in aysan deegaannada…
Xukuumadda Puntland ayaa sheegtay in ay tallaabo adag ka qaadayso cidkasta oo isku dayda in ay waxyeesho amniga guud ee deegaannada Puntland.…
Sheekh Aadan Maxamuud Nuur (Madoobe) ayaa goordhaweyd loo doortay madaxweynaha maamuulka Koonfur Galbeed, isaga oo helay 88 cod, waxaana dhinac ka maray…
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda ee Pakistan Mohammad Ishaq Dar ayaa wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya kala hadlay sidii lagu siidayn…
Magaalada Baydhabo waxaa saaka lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha cusub ee maamulka Koonfur Galbeed. Doorashadan waxaa loo saadaalinayaa in…
Puntland ayaa sheegtay in ay maanta xirty 18 askari oo ka tirsan Ciidanka Booliska Birmadka, kuwaas oo ku eedeeysan qalalaase iyo falal amni…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ku guuldarraysatay dadaallo badan oo ay sameysay oo la xiriira arrinta garsoore Cumar Cartan oo loo diiday…
Laamaha amniga Puntland ayaa xalay magaalada Qardho ku xiray nabadoon Maxamed Salaad Laakeeye oo ka mid ahaa waxgaradka gobolka Karkaar. Lama oga…
Garsooraha Soomaaliga ee kubadda cagta Cumar Cabduqaadir Cartan oo ka mid ahaa garsoorayaasha loo xushay Koobka Adduunka ee sanadkan ayaa loo diiday…
Ciidamada ammaanka magaalada Muqdisho ayaa galabta soo bandhigay hub isugu jira noocyo kala duwan oo la sheegay in laga soo saaray Hotel…