Dowladda Soomaaliya oo ka walaacsan xiriirka Hargeysa iyo Tel Aviv
Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in ay si weyn ugu walaansan tahay xiriirka Israa’iil iyo maamulka…
Open this website in Safari first.
Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in ay si weyn ugu walaansan tahay xiriirka Israa’iil iyo maamulka…
Madaxweynaha cusub ee maamulka Koonfur Galbeed Aadan Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Aadan…
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed ayaa shalay ka soo muuqday kulan olole ah oo dhexmaray musharaxa ay dowladda Federaalka…
Saddex askari oo ka tirsan ciidamada Puntland ayaa ku dhintay, saddex kalana waa ku dhaawacantay shil maanta ka dhacay agagaarka kantaroolka Koonfureed…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta khudbad dhinac badan taabanaysa ka jeediyay furintaanka kalfadhiga 58-aad ee Baarlamanka ayaa diiday in xildhibaanadu wax…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya ee hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud dib u soo noqoshada burcad-badeeda…
Magaalada Garoowe ee caasimadda Putland, gaar ahaan xarunta Baarlamaanka waxaa saaka ka furmaya kalfadhiga 58-aad ee Golaha Wakiillada Puntland. Kalfadhiga waxaa furaya madaxweyne…
Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta magaalada Kismaayo ku soo bandhigay ciidamo iyo hub, isaga oo tababar u…
Madaxweynaha maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa safar ku tagay magaalada Tel Aviv, wuxuuna la kulmay madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog. Madaxtooyada…
Golaha wasiirrada Puntland ayaa meelmariyay xeerka doorashooyinka oo ay dhawaan soo gudbiyeen Guddiga doorashooyinka ee PEC, kaas oo u baahan in la…