Madaxweyne Xasan oo dalka kusoo laabtay
Muqdisho-(Puntland Post)-Madaxweynaha Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud,iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho,markii uu magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya…
Open this website in Safari first.
Muqdisho-(Puntland Post)-Madaxweynaha Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud,iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho,markii uu magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya…
Kismaayo-(Puntland Post)-Maamulka Jubbaland ayaa markii ugu horaysay ka hadlay duqaymaha la sheegay in Kenya ka gaysatay gobolka Geddo gaar ahaan deegaanka Ceel-cadde…
Muqdisho-(Puntland Post)-Inta la xaqiijiyay laba qof oo ka tirsanaa rakaabka diyaaradda Daallo Airlines ayaa ku dhaawacantay,markii uu deb ka kacay mid ka…
Muqdisho-(Puntland Post)-Dowladda fadaraalka Soomaaliya ayaa joojisay duulimaadkii diyaaraha kala aadi jiray Muqdisho,Hargaysa iyo Bar bera,waxayna sheegtay inay ka bilaamayso 22-ka bishan Febraayo.…
GAROWE(Puntland Post) Dallada Dhalinyarada ee Gobolka Nugaal ee MUDAN oo kaashaneysa Hay’adda Mercycrop /USIAD ayaa soo qanabqaabisay kulan labo Maalmooda haa oo…
BOSASO-(Puntland Post) Xarunta dhaqaalaha Puntland, waa magalada Bosaso, waxayna ka mid tahay magaalooyinka ugu dhismayaasha quruxda badan Soomaaliya. Waxay nasiib u yeelatay…
Garowe-(Puntland Post)- Degmada Godob-jiiraan ee gobolka Nugaal waxaa markii ugu horaysay loo dhisayaa gole deegaan tan iyo sanadkii 2007 oo markaas laga…
BOSASO-(Puntland Post) Banaan-bax rabshato wata ayaa maanta ka dhacay gudaha magalada Bosaso xarunta Gobalka Bari, kaasoo markii danbe sababay dhimasho iyo dhaawac.…
GAROWE-(Puntland Post) Hay’adda astaynta maamul wanaaga iyo la dagaalanka musuq maasuqa dowladda ee Puntland ayaa qabatay dood cilmiyeed ku saleysan go’aankii dowladda…
Muqdisho-(Puntland Post)-Taliyaha hoggaanka laanta socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay warqad codsi ah oo ka timid wasiirka arrimaha gudaha…