Bosaso waa xarunta dhaqaalaha Puntland,waana hormuudka magaalooyinka kale

BOSASO-(Puntland Post) Xarunta dhaqaalaha Puntland, waa magalada Bosaso, waxayna ka mid tahay magaalooyinka ugu dhismayaasha quruxda badan Soomaaliya.

Waxay nasiib u yeelatay inay noqoto magaaladii ugu horaysay Puntland ee laga hir galiyo garoon diyaareed oo qaab caalami ah loo dhisay, sidoo kale waxay hormuud u tahay dhismayaasha quruxda badan ee magaaloyinka laga wado.
Hantiile iyo danyar waa magaalo ay isku si ugu noolaan karaan, dekada magalada Bosaso waxaa maalin kasta u shaqo taga boqalaal dadwayne oo qaarkood ka yimi gobalada kale ee dalka.

Sawiraddan aan kasoo qaaday ayaa muujinaya in magaladani tahay magaladda umadda Soomaaliyeed ee dagaalada iyo dhibaatooyinka magaalooyinka kale ka dhacay marti galisay haba ugu danbeeyaan dadkii kasoo cararay dagaalada YAMAN.
IMG_8464

IMG_8468

IMG_8469

IMG_8472

IMG_8478

IMG_8484

IMG_8485

IMG_8489

IMG_8493

IMG_8494

IMG_8497

IMG_8500

IMG_8501

IMG_8508

IMG_8513

IMG_8514

IMG_8515

IMG_8551

IMG_8570

IMG_8576

IMG_8579

IMG_8589

IMG_8608

IMG_8689

IMG_8871

IMG_9707

IMG_9712

IMG_9718

IMG_9723

IMG_9752

IMG_9757

IMG_9766

IMG_9767

IMG_9772

IMG_9781

IMG_9785

IMG_9789

IMG_9790

IMG_9794

IMG_8561
Cali Cabdi Ducale
PUNTLAND POST