Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Garowe oo lagu qabtay shir looga hadlayo dardargalinta mashruuca JPLG

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 14 June 2017, ka dhacay xarunta Wasaaradda Maaliyadda Garowe shir looga hadlayo dardargalinta Mashruuca… Sii akhri

Posted on June 14, 2017 by Dhiirane

Warbixin: Sacuudiga oo ku Hanjabay in Soomaliya laga xanibi doono Xajka

Posted on June 14, 2017June 14, 2017 by Cowke

Dowladda Sacuudiga ayaa wadamado badan oo Afrikaan oo badi Muslimiin ah ugu caga-jugleeneysa in ay ka xayiri doonto aadista  Xajka… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in Qadar uu xiriir wanaagsan kala dhaxeeyo

Posted on June 14, 2017June 14, 2017 by Cowke

Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisoow) ayaa sheegay in xiriirka ka dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya… Sii akhri

AKHRISO: Amar Culus oo la dul dhigay masuuliyiinta Dowlada

Posted on June 14, 2017June 14, 2017 by Cowke

Warqad qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Amniga Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Abuukar Ducaale Islow ayaa amar… Sii akhri

Dab qabsaday dhismo ku yaala London iyo Dad Isbitaalka la dhigay

Posted on June 14, 2017June 14, 2017 by Cowke

Dab wayn ayaa qabsaday dhisme 27 dabaq ah oo ku yaalla magaalada London, dad goobjoogeyaal ahna waxay sheegayaan in ay… Sii akhri

Ra’iisal wasaarayaasha Itoobiya iyo Soomaaliya oo kulmay

Posted on June 14, 2017June 14, 2017 by Cowke

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Hailemariam Dessalegn. Waxay… Sii akhri

Dagaal Beeleed khasaare geystay oo ka dhacay Xadka Hiiraan iyo Galgaduud

Posted on June 14, 2017June 14, 2017 by Cowke

Wararka ay warbaahinta PUNTLAND POST ay ka heleeyso deegaanka Baanyaale oo dhaca xadka Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud ee bartamaha dhulka Soomaaliya… Sii akhri

Ergo uga qeybgashay Puntland gogol dib u heshiisiin oo la dhigay Muqdisho

Posted on June 14, 2017June 14, 2017 by Dhiirane

Waxaa magaalada Muqdisho ka furmay shir dib u heshiisiin oo ay ka qeybgalayaan ergooyin ka socda maamulada dalka Soomaaliya sida… Sii akhri

Agaasimaha Asteynta iyo maamul wanaaga Puntland oo la kulmay shil khasaaro geystey

Posted on June 13, 2017June 13, 2017 by Dhiirane

Agaasimaha Asteynta iyo maamul wanaaga Puntland ayaa galinkii dambe maanta 13 June 2017 kula kulmay duleedka magaalada Dongoroyo ee Gobolka… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo Garowe ku soo dhaweeyey Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Dastuurka DFS

Posted on June 13, 2017June 13, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 13 June 2017 qasriga madaxtooyada Garoowe kusoo dhoweeyey wefti uu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close