Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

IGAD oo Wakiil cusub u soo magacowday Soomaaliya

Urur Goboleedka IGAD ayaa Maxamed Cali Guyo u magacowday Wakiilkeeda cusub ee Soomaaliya, kadib shir ay ururkaasi ku yeesheen xarunrta… Sii akhri

Posted on June 13, 2017June 13, 2017 by Desk

Shir lagu ansixinayo siyaasadda dhulka miyiga ah ee Puntland oo Garoowe ka furmay

Posted on June 13, 2017June 13, 2017 by Dhiirane

Wasaaradda deegaanka, daaqa iyo duur joogta dowladda Puntland ayaa maanta magaalada Garoowe ka furtay shir lagu ansixinayo siyaasadda dhulka miyiga… Sii akhri

Shir looga arrinsanayey nidaamka asxaabta badan oo lagu soo xiray Garowe

Posted on June 13, 2017June 13, 2017 by Dhiirane

Xarunta Hay’adda PDRC ee magaalada Garoowe ayaa waxaa lagu soo afmeeray shir weyne looga arrinsanayey doorashooyinka hanaanka xisbiyada badan ee… Sii akhri

Nin Xukun Xabsi ah lagu riday kadib markii uu cabay Sigaar Bisha Ramadan

Posted on June 13, 2017June 13, 2017 by Cowke

Maxkmad ku taala Dalka Tunisia ayaa xukun hal biloo xarig ah ku riday nin sigaar ku cabay Meel Dad badan… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Kheyre oo lagu soo dhaweeyey Adis Ababa

Posted on June 12, 2017June 12, 2017 by Desk

Ra’iisul wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada… Sii akhri

Puntland oo maanta xilal u dhaarisay Wasiiro cusub

Posted on June 12, 2017June 12, 2017 by dalsan

Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 12 June 2017 loo dhaariyey xilalka wasiirrnimo, Wasiirka Dib u Dhiska iyo Horumarinta Puntland Cabdikhadar… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Somalia oo u duulay dalka Itoobiya

Posted on June 12, 2017June 12, 2017 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow ka duulay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.… Sii akhri

Sucuudiga oo Soomaaliya u balan qaaday lacag badan si ay xiriirka ugu Jarto Qadar

Posted on June 12, 2017June 12, 2017 by Cowke

Wariye ka tirsan Warbaahinta Dowladda Qatar oo lagu magacaabo Jaabir Al-Xamri ayaa xaqiijiyay in Dowladda Sacuudi Arabi ay Dowladda Federaalka… Sii akhri

AKHRISO: Siyaasadda Caalamka iyo Saameynta ay QADAR ku leedahay

Posted on June 12, 2017June 12, 2017 by Cowke

Qadar oo ah dal yar oo qani ah isla markaana dadkiisu Sunniyiin yahiin, waa dal aad ugu dedaala in uu… Sii akhri

Puntland oo wafti balaaran u dirtay Jiida Galgala iyo Gobolka Bari

Posted on June 12, 2017June 12, 2017 by Dhiirane

Dowlada Puntland ayaa wafti balaaran oo ka socda Xukuumadda u dirtey deegaano ka tirsan Gobolka Bari iyo Jiida Ciidamada Puntland… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close