Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maxay tahay sababta Baarlamaanka Puntland u kala diray Golaha Xukuumada?

Shacabka Puntland ayaa subaxnimadii hore ee 18 July ku waabariistay go’an ka soo baxay Baarlamaanka Puntland, kaas oo ay ku… Sii akhri

Posted on July 19, 2017July 22, 2017 by Desk

Shir looga hadlayey dhismaha wadada Kalabayr-Caluula oo Boosaso lagu qabtay

Posted on July 19, 2017July 19, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post] Munasabadan oo lagu shaacinayey Sidii Looga Qayb Qaadan Lahaa Wado laami ah oo Isku Xiri Doonta Kalabayr Iyo… Sii akhri

Wasiirka Dastuurka” “Somaliland oo Ka Maqan Sheeko Qarameedkan Afti lama Gelin karo Dastuurka”

Posted on July 19, 2017July 19, 2017 by Cowke

Wasaaradda Dastuurka ee Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Dastuurka KMG aan afti loo qaadi karin, iyadoo nidaamka federaalka ee… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo maanta kulan la yeeshay Madaxa Hay’adda INSO iyo Madaxa UNSOM.

Posted on July 19, 2017July 19, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 19 July 2017 Qasriga madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Madaxa hay’adda… Sii akhri

Wasiirka Haweenka Puntland oo qalab ku wareejisay Ururka Naafada

Posted on July 19, 2017July 19, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Arrimha Qoyska ee Puntland Aniisa Cabdulqaadir Xaaji Muumin ayaa maanta haya,adda bisha cas ee Qadar kala… Sii akhri

Hanti dhawrka Puntland oo qafil saaray dhamaan khasnadaha Dowlada

Posted on July 19, 2017July 19, 2017 by Dhiirane

Qoraal kazoo baxay Xafiiska Hanti dhawrka guud ee Dowlada Puntland ayaa lagu xanibay dhamaan dhaq dhaqaaqa khasnadaha ama Accounada Wasaaradaha… Sii akhri

AC Milan oo wacdaro ka dhigtay suuqa iibsiga ciyaartoyda

Posted on July 19, 2017July 19, 2017 by Liban Yusuf

Kooxda kubadda cagta dalka Talyaaniga ee AC Milan ayaa ganacsi layaableh ka wada suuqa kala iibsiga ciyaartoyda, kadib markii uu… Sii akhri

Wafti ka socda Puntland oo booqday degmada Jariiban ee gobolka Mudug

Posted on July 19, 2017July 19, 2017 by Liban Yusuf

Wafti uu hogaaminayo wasiirka Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska DPL Dr. Cali Cabdullahi Warsame ayaa booqasho kutagay degmada Jariiban ee gobolka… Sii akhri

Australia oo ka hadashay Haweeney dilkeeda lagu eedeeyay Sarkaal Soomaali Mareykan ah

Posted on July 19, 2017July 19, 2017 by Liban Yusuf

Dowladda Australia ayaa Mareykanka ka dalbatay in ay faahfaahin dheeriya ka bixiyaan dil haweeney udhalatay dalkaasi loogu geystay magaaladda Minneapolis… Sii akhri

Xildhibaanad Xaawo:- “kala diristii Golaha Wasiirada Baarlamaanka Puntland waa ku deg degeen”

Posted on July 19, 2017July 19, 2017 by Cowke

Xildhibaanad Xaawo Axmed Yuusuf oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya kaga ee ka soo jeeda deegaanada Puntland ayaa ka hadashay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close