Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Wasaarada Deegaanka Puntland oo Biyo-xireen cusub ka dhagax dhigtay Deegaanka Raydable

Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawlada Puntland oo maalmihii lasoo dhaafay ku mashquulsanayd samaynta Biyo-Xireeno waawayn ayaa biyo Xireen cusub… Sii akhri

Posted on July 18, 2017 by Dhiirane

Madaxweynaha Puntland oo aqbalay go,aankii baarlamanku ku riday Wasiiradiisa

Posted on July 18, 2017July 18, 2017 by Dhiirane

Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali “Gaas” ayaa aqbalay go,aankii maanta baarlamanka Puntland ku kala direy golllaha Wasiirada, wuxuuna ku… Sii akhri

Shacab ku dhaawacmay duqeyn ka dhacday Baardheere

Posted on July 18, 2017July 18, 2017 by Cabdiqani Boos

Baardheere[Puntland Post]Wararka ka imanaya Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo,ayaa sheegaya in halkaas saaka la duqeeyay isla markaana ay dad ku… Sii akhri

Dibadbax lagu Diidan yahay canshuurta oo Itoobiya ka dhacay

Posted on July 18, 2017July 18, 2017 by Cabdiqani Boos

Waxaa jira warar sheegaya in milatari iyo booliis loo daad gureeyay qaybo ka mid ah gobolka Oromada ee dalka Itoobiya,… Sii akhri

DAAWO Baarlamanka oo cod aqlabiyad leh ku riday Gollaha Wasiirada Puntland

Posted on July 18, 2017 by Dhiirane

44 Mudane oo ka tirsan Gollaha Baarlamanka Puntland ayaa cod gacan taag ah xasaanada ugala noqday Gollaha Xukuumadda uu hogaamiyo… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo riday Golihii Xukuumadda

Posted on July 18, 2017July 18, 2017 by Liban Yusuf

Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa goor dhaweyd cod aqlabiyad ah ku  riday Golihii Xukuumadda Puntland. 44 Xildhibaan oo soo xaadiray fadhiga… Sii akhri

Xaashi “Waan joojin doonaa mooshin Walba oo la keeno Baarlamaanka”

Posted on July 18, 2017July 18, 2017 by Cowke

Gudoomiyaha Baarlamaanka Aqalka sare ee dalka Mudane Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa ka hadlay mooshin ay wadaan Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka… Sii akhri

Askari Soomaali Mareykan ah oo lagu Eedeeyay toogashada haweeney

Posted on July 18, 2017July 18, 2017 by Cowke

Booliiska magaalada Minneapolis  ee dalka Mareykanka ayaa baaritaano ku haya askari Soomaali Mareykan ah oo ka tirsanaa ciidanka booliis magaaladaas,… Sii akhri

DAAWO Baarlamanka Puntland oo maanta dood adag ka yeeshay sugida Amniga.

Posted on July 17, 2017 by Dhiirane

Baarlamanka Puntland oo maanta dood xasaasiya ka yeeshay Ajande looga hadlayo Amaanka Puntland waxay in ka badan 20 Xildhibaan oo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo tababar Garowe ugu soo xiray Saraakiil ka kala yimid maamulada Dalka.

Posted on July 17, 2017July 17, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 17 July 2017 tabar ugu soo xidhay magaalada Garoowe ciidan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close