Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Cosoble:-“Raiisul wasaare Kheyre ayaa burburiyay Maamulka Hirshabeelle”!

Madaxweynihii Xildhibaanada ay sheegeen in ay ka qaadeen xilka Madaxtinimo ee Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa ku eedeeyay Ra’iisul… Sii akhri

Posted on August 18, 2017August 18, 2017 by Cowke

Booliiska Philipine oo wada howlgal ka dhan ah daroogada

Posted on August 18, 2017August 18, 2017 by Cabdiqani Boos

Manila[Puntland Post] Booliiska caasimmada Manila ee waddanka Philipine, ayaa wadda habeenkii saddexaad howlgalo ka dhan ah kooxaha ka ganacsada daroogada… Sii akhri

Dalxiisayaal u dhashay Shiinaha oo Muqdisho u soo Dalxiis Tagay

Posted on August 18, 2017 by Cowke

Wasiir Eng. Yarisow ayaa u mahadceliyey shaqsiyaadkii suurtageliyey in 27ka Shiinaha ah inay Muqdisho u soo dalxiistagaan oo welbia geeyey… Sii akhri

Shirka Golaha Xukuumadda Puntland oo looga hadlay Amniga, Hannaanka Caddaaladda Dawladda Federaalka iyo Arrimo kale

Posted on August 18, 2017August 18, 2017 by dalsan

Wefti uu Hogaaminayo Madaxweynaha Puntland oo U Ambabaxay dalka Sucuudiga

Posted on August 18, 2017August 18, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxmed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo  ayaa maanta gelinkii danbe 17 August 2017 safar… Sii akhri

Weerar ay ka dhashaeen khasaarooyin kala duwan oo ka dhacay Magaalada Barcelona

Posted on August 17, 2017August 17, 2017 by PP-Muqdisho

Barcelona (PP) ─ Ugu yaraan 13 qof ayaa ku dhintay in ka badan 30-qof oo kalena way dhaawacmeen kaddib weerar… Sii akhri

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Maanta Ansixiyay Sharciga La-dagaalanka Argagaxisada

Posted on August 17, 2017August 17, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Golaha Wasiirada ee Xukuumada Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa lagu meel-mariyay sharciga La-dagaalanka Argagaxisada,… Sii akhri

Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya oo gaaray Jowhar

Posted on August 17, 2017August 17, 2017 by News Office

Wefti uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxaa ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo u duulay boqortooyada sucuudiga

Posted on August 17, 2017August 17, 2017 by News Office

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ka duulay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Bosaso isagoo kusii jeeda magaalada Jidda… Sii akhri

Afhayeenka madaxtooyada Puntland oo xil cusub loo magacaabay

Posted on August 17, 2017 by News Office

Digreeto Maanta Kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magcaabay xeer Madaxweyne Lr.101 August… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close